{"id":36273,"date":"2017-04-27T00:59:36","date_gmt":"2017-04-26T21:59:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36273"},"modified":"2017-04-27T01:02:31","modified_gmt":"2017-04-26T22:02:31","slug":"xuseen-macalin-la-taliyaha-arrimaha-amniga-ee-mweynaha-oo-meesha-ka-saarey-fasiraad-qaldan-isla-markaana-xildhibaano-qaateen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/xuseen-macalin-la-taliyaha-arrimaha-amniga-ee-mweynaha-oo-meesha-ka-saarey-fasiraad-qaldan-isla-markaana-xildhibaano-qaateen\/","title":{"rendered":"Xuseen Macalin La Taliyaha Arrimaha Amniga ee M\/weynaha oo meesha ka saarey fasiraad qaldan Isla markaana Xildhibaano qaateen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/xuseen-macalin-la-taliyaha-arrimaha-amniga-ee-mweynaha-oo-meesha-ka-saarey-fasiraad-qaldan-isla-markaana-xildhibaano-qaateen\/damuumaaye\/\" rel=\"attachment wp-att-36274\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36274\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/damuumaaye.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"526\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/damuumaaye.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/damuumaaye-300x247.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/damuumaaye-220x180.jpg 220w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>La taliyaha amniga Qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya Xusseen Macalin Maxamuu sheegay in fasiraad aan sax aheyn ama qaldan laga bixiyay sida uu hadalka u dhigay qorshaha dowladda ee dhismaha ciidamada Qaranka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xuseen Macalin ayaa sheegay in ciidanada xooga dalka Soomaaliyeed ay yihiin geesiyaal u soo dhabar adeygay difaaca dalka iyo badbaadada shacabka Soomaaliyeed, ayna intooda badan ay muddo ka badan 10 sano heegan joogta ah ugu jiraan furumaha dagaalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cDowladda federaaka waxaa ka go\u2019an in ciidamada helo daryeel, qalabeyn iyo in ay helaan dhammaan xuquuqdooda aasaasiga ah, mana jiro wax saameyn ah oo ciidankan howlgalaya ay ku yeelaneyso Qorshaha Amniga Qaranka oo ujeedadiisu tahay sidii loo dar-dargelin lahaa tayeynta cidianka Soomaaliyeed\u201dayuu yiri la taliyaha amniga ee madaxweynaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu meesha ka saaray inay jiraan qorshe lagu kala dirayo ciidanka xoogga dalka, isla markaana fasiraad aan sax aheyn laga bixinayo qorshaha amniga Qaranka sida uu yiri.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cHaba yaraatee ma jiraan qorshe lagu kala dirayo ciidanka XDS oo aan aragnay in fasiiraad aan sax aheyn laga bixinayo, taaaso aan waafaqsaneyn Qorshaha Amniga Qaran, dowladda Federaalka waxay sii xoojineysaa howlaha cidianka Xoogga dalka, mooyee ma dhici karto wax dalka dib u celiya\u201dayuu yiri la taliyaha amniga Qaranka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Si shacabka ay u fahmaan dooda Qorshaha amniga Qaranka waxaan halkan hoose ku soo gudbineynaa sida uu u qoran yahay arrinka ku saabsan ciidamada:<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed (XDS) waxaa uu ka kooban yahay;<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2022 Ciidanka Lugta<br \/>\n\u2022 Ciidanka Cirka<br \/>\n\u2022 Ciidanka Badda<\/p>\n<p align=\"justify\">Waajibaadka ciidanka XDS waa;<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2022 Ilaalinta midnimada Qaranka<br \/>\n\u2022 Illaalinta iyo difaaca xuduudaha dalka<br \/>\n\u2022 Difaaca cadawga dibadda iyo kan gudaha oo u abaabulan qaab hubaysan oo<\/p>\n<p align=\"justify\">Khatar galiyaan xasiloonida dalka<\/p>\n<p align=\"justify\">Hadalka la taliyaha amniga Qaranka ee madaxweynaha ayaa imanaya xili arintan ay buuq siyaasadeed ka dhax abuurtay xukuumada iyo xildhibaannada oo mooshin arintan ka dhan ah horgeeyay baarlamaanka, iyaga oo ku tilmaamay qorshaha dhismaha ciidamada mid qatar ku ah Qarannimada.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/becco-53\/\" rel=\"attachment wp-att-36254\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36254\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/tabaarak-47\/\" rel=\"attachment wp-att-36255\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36255\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/hormuud-logo-43\/\" rel=\"attachment wp-att-36253\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36253\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-10.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/salaam-bank-56\/\" rel=\"attachment wp-att-36256\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36256\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>La taliyaha amniga Qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya Xusseen Macalin Maxamuu sheegay in fasiraad aan sax aheyn ama qaldan laga bixiyay sida uu hadalka u dhigay qorshaha dowladda ee dhismaha ciidamada Qaranka. Xuseen Macalin ayaa sheegay in ciidanada xooga dalka Soomaaliyeed ay yihiin geesiyaal u soo dhabar adeygay difaaca dalka iyo badbaadada shacabka Soomaaliyeed, ayna intooda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36274,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36273","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36273","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36273"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36273\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36276,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36273\/revisions\/36276"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36274"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36273"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36273"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36273"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}