{"id":36252,"date":"2017-04-26T22:39:33","date_gmt":"2017-04-26T19:39:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36252"},"modified":"2017-04-26T22:47:19","modified_gmt":"2017-04-26T19:47:19","slug":"puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/","title":{"rendered":"Puntland oo gacanta ku dhigtey Foostooyin Qaraxyo laga soo buuxiyey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/qarax-foosto\/\" rel=\"attachment wp-att-36258\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36258\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qarax-foosto.jpg\" alt=\"\" width=\"540\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qarax-foosto.jpg 540w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qarax-foosto-169x300.jpg 169w\" sizes=\"auto, (max-width: 540px) 100vw, 540px\" \/><\/a>Taliyaha ciidamada madaxtooyada maamulka Puntland C\/rashiid C\/raxmaan Ismaaciil, ayaa sheegay in ciidamada ammaanka Puntland ee magaalladda Boosaaso ay gacanta ku dhigeen Walxaha Qarxa.<\/p>\n<p>Mudane C\/rashiid C\/raxmaan, ayaa intaasi hadalkiisa kusii daray in ciidamada ay gacanta ku dhigeen shan nin oo la sheegay in Qaraxyadaasi ay wadeen.<\/p>\n<p>Ciidamada ammaanka Puntland ee magaalladda Boosaaso, waxaa ay qabteen Saddex fuusto oo Qaraxyo ay ku jiraan oo la doonayey in la saaro gaadiid is qarxin ah, ayuu yiri taliyaha.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa 24-kii saac ee lasoo dhaafay howlgallo ka waday magaalladda Boosaaso.<\/p>\n<p>Ammaanka Boosaaso, ayaa aad u wanaagsanaa bilihii lasoo dhaafay, waxaana si gaar ah howlgallo uga waday magaalladda ciidamada maamulka Puntland.<\/p>\n<p>23-kii Bishan April, ugu yaraan sagaal askari ayaa ku dhintay Qarax miino oo ka dhacay waddo ku taalla buuralayda Galgala.<\/p>\n<p>Saraakiisha ciidamada ayaa xaqiijiyey dhimashada sagaalka askari. Qaraxan ayaa la sheegay inuu ka dhashay miino lagu aasay waddada dhinaceeda, waxaana la sheegay inay u egtahay in uu ahaa mid laga hagayey meel fog.<\/p>\n<p>Ugu yaraan shan askari oo kale ayaa ku dhaawacantay weerarka, waana mid ka mid ah weeraradii ugu khasaaraha badnaa ee lala eegto ciidamada maamulka intii ay hawlgalladu ka socdeen buuraha Galgala.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/hormuud-logo-43\/\" rel=\"attachment wp-att-36253\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36253\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-10.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/becco-53\/\" rel=\"attachment wp-att-36254\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36254\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/tabaarak-47\/\" rel=\"attachment wp-att-36255\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36255\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/salaam-bank-56\/\" rel=\"attachment wp-att-36256\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36256\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/hormuud-logo-44\/\" rel=\"attachment wp-att-36257\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36257\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-11.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha ciidamada madaxtooyada maamulka Puntland C\/rashiid C\/raxmaan Ismaaciil, ayaa sheegay in ciidamada ammaanka Puntland ee magaalladda Boosaaso ay gacanta ku dhigeen Walxaha Qarxa. Mudane C\/rashiid C\/raxmaan, ayaa intaasi hadalkiisa kusii daray in ciidamada ay gacanta ku dhigeen shan nin oo la sheegay in Qaraxyadaasi ay wadeen. Ciidamada ammaanka Puntland ee magaalladda Boosaaso, waxaa ay qabteen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36258,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36252","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36252","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36252"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36252\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36260,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36252\/revisions\/36260"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36258"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36252"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36252"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36252"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}