{"id":36235,"date":"2017-04-25T20:25:49","date_gmt":"2017-04-25T17:25:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36235"},"modified":"2017-04-25T20:27:58","modified_gmt":"2017-04-25T17:27:58","slug":"degmada-jalalaqsi-ee-ghiiraan-oo-shan-ruux-macluul-iyo-gaajo-ugu-dhinteen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/degmada-jalalaqsi-ee-ghiiraan-oo-shan-ruux-macluul-iyo-gaajo-ugu-dhinteen\/","title":{"rendered":"Degmada Jalalaqsi ee G\/Hiiraan oo Shan ruux Macluul iyo gaajo ugu dhinteen."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/degmada-jalalaqsi-ee-ghiiraan-oo-shan-ruux-macluul-iyo-gaajo-ugu-dhinteen\/jalalaqsi-macluul-5-qof\/\" rel=\"attachment wp-att-36236\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36236\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/jalalaqsi-macluul-5-qof.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/jalalaqsi-macluul-5-qof.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/jalalaqsi-macluul-5-qof-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Ugu yaraan shan ruux ayaa gaajo iyo macluul ugu dhimatay degmadda Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan, sida uu sheegay Guddoomiyaha degmadda Maxamed Cabdulle Fiidow(Ganey).<\/p>\n<p>Xaaladda nololeed ee degmadda ayaa aad looga deyriyay, waxaana Guddoomiyaha uu sheegay in dadka qaar ay iibsadeen cowska mudullada ay deganaayeen si ay nolol uga helaan.<\/p>\n<p>Koonfurta Soomaaliya, waxaa saameeyn xooggan ku reebay abaaro ay la socdaan, cudurro iyo xanuuno kale.<\/p>\n<p>Dadka ku nool degmadda Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan, ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay u baahanyihiin gar-gaar bani\u2019aadanimo.<\/p>\n<p>Xafiiska OCHA ee QM ayaa sheegay in tirada dadka gar-gaarka u baahan ee ku sugan gudaha Soomaaliya in ay gaarayaan 6.2 milyan, taas oo caga-cageyneysa kala bar dadka Soomaaliya sida QM gaar ahaan UNDP u diiwaan gashan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/becco-52\/\" rel=\"attachment wp-att-35991\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35991\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/tabaarak-46\/\" rel=\"attachment wp-att-35992\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35992\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/hormuud-logo-38\/\" rel=\"attachment wp-att-35990\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35990\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/salaam-bank-55\/\" rel=\"attachment wp-att-35993\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35993\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan shan ruux ayaa gaajo iyo macluul ugu dhimatay degmadda Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan, sida uu sheegay Guddoomiyaha degmadda Maxamed Cabdulle Fiidow(Ganey). Xaaladda nololeed ee degmadda ayaa aad looga deyriyay, waxaana Guddoomiyaha uu sheegay in dadka qaar ay iibsadeen cowska mudullada ay deganaayeen si ay nolol uga helaan. Koonfurta Soomaaliya, waxaa saameeyn xooggan ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36236,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36235","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36235","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36235"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36235\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36238,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36235\/revisions\/36238"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36236"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36235"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36235"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36235"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}