{"id":36231,"date":"2017-04-25T20:09:47","date_gmt":"2017-04-25T17:09:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36231"},"modified":"2017-04-25T20:10:16","modified_gmt":"2017-04-25T17:10:16","slug":"kuxigeenadii-maamulka-gbanaadir-oo-maanta-xilalkii-la-kala-wareegey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/kuxigeenadii-maamulka-gbanaadir-oo-maanta-xilalkii-la-kala-wareegey\/","title":{"rendered":"Kuxigeenadii Maamulka G\/Banaadir oo maanta Xilalkii la kala wareegey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/kuxigeenadii-maamulka-gbanaadir-oo-maanta-xilalkii-la-kala-wareegey\/xil-wareejin-g-kuxigen-g-banaadir\/\" rel=\"attachment wp-att-36232\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36232\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/xil-wareejin-g-kuxigen-g-banaadir.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/xil-wareejin-g-kuxigen-g-banaadir.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/xil-wareejin-g-kuxigen-g-banaadir-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Guddoomiye ku-xigeennadda cusub ee Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta si rasmi ah xilalka ula wareegay, kadib markii shalay la magacaabay.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa xilkii isku wareejiyay xoghayihii hore ee Maamulka Gobalka Banadir iyo xoghayaha guud ee cusub.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalladda Muqdisho Taabid Cabdi Max\u2019ed ayaa xil wareejinta kadib, \u00a0kulan laqaatay Guddoomiye ku-xigeenadii hore iyo kuwa cusub, waxa uuna uga mahadceliyay sida sharafta badan oo ay xilalka ugu kala wareegeen.<\/p>\n<p>Digreeto \u00a0ka soo baxday shalay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa lagu magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenada Gobolka Banaadir iyo Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobalka Banaadir.<\/p>\n<p>Subeyda Maxamed Mukhtaar iyo Marwo Muluuka Dheere Sheekh C\/qaadir, ayaa shalay waxaa xilal ay ka heleen maamulka Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Maamulka Gobalka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed, ayaa horay u ballanqaaday in maamulkiisa ay ka mid noqon doonaan Haween.<\/p>\n<p>Xilalka cusub ee uu magacaabay Guddoomiyaha ayaa waxaa dadka lafagura siyaasada ay sheegayaan in si hordhac ah uu uga dhabeeyey Ballanqaadkiisa ku aadanaa inay Haweenku ka mid noqan doonaan Madaxda iyo Mas\u2019uuliyiinta Maamulka Gobalka Banaadir.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa Ballanqaadkaasi \u00a0ku dhawaaqay bishan April 15-dii, oo uu si rasmi ahaan xilka Maamulka Gobalka Banaadir uu ugala wareegay Guddoomiye hore, Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaala \u201cMadaale\u201d.<\/p>\n<p><strong>Akhriso magacyada guddoomiye ku-xigeennada cusub :<\/strong><\/p>\n<p>1- Guddoomiye kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda waxaa loo magacaabay. Marwo Muluuka Dheere Sheekh C\/qaadir<\/p>\n<p>2- Guddoomiye ku Xigeenka Siyaasada iyo Amniga waxaa loo Magacaabay: Mudane Saalax Sh.Maxmaed<\/p>\n<p>3- Guddoomiye Kuxigeenka Arimaha Bulshadda waxaa lo magacaabay: Mudane C\/llaahi Xaaji Erig.<\/p>\n<p>4- Guddoomiye Ku xigeenka Howlaha Guud waxaa loomagacaabay: Aadan Sh Cali<\/p>\n<p>5- Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir waxaa loo magacaabay: Subeyda Maxamed Mukhtaar<\/p>\n<p>Labo Haween ayaa ka mid ah Guddoomiye ku-xigeennada cusub iyo Xoghayaha Guud, taasoo noqoneysa markii u horeysay oo Haween ka mid noqdaan Mas\u2019uuliyiinta sare ee Maamulka Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/becco-52\/\" rel=\"attachment wp-att-35991\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35991\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/tabaarak-46\/\" rel=\"attachment wp-att-35992\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35992\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/hormuud-logo-38\/\" rel=\"attachment wp-att-35990\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35990\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/salaam-bank-55\/\" rel=\"attachment wp-att-35993\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35993\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiye ku-xigeennadda cusub ee Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta si rasmi ah xilalka ula wareegay, kadib markii shalay la magacaabay. Sidoo kale waxaa xilkii isku wareejiyay xoghayihii hore ee Maamulka Gobalka Banadir iyo xoghayaha guud ee cusub. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalladda Muqdisho Taabid Cabdi Max\u2019ed ayaa xil wareejinta kadib, \u00a0kulan laqaatay Guddoomiye ku-xigeenadii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36232,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36231","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36231","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36231"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36231\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36234,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36231\/revisions\/36234"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36232"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36231"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36231"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36231"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}