{"id":36205,"date":"2017-04-25T02:26:38","date_gmt":"2017-04-24T23:26:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36205"},"modified":"2017-04-25T02:44:30","modified_gmt":"2017-04-24T23:44:30","slug":"hab-cusub-maqal-iyo-muuqaal-ah-oo-lagu-soo-kordhiyey-laanta-afka-soomaaliga-bbc","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hab-cusub-maqal-iyo-muuqaal-ah-oo-lagu-soo-kordhiyey-laanta-afka-soomaaliga-bbc\/","title":{"rendered":"Hab cusub Maqal iyo Muuqaal ah oo lagu soo kordhiyey laanta Afka Soomaaliga BBC."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hab-cusub-maqal-iyo-muuqaal-ah-oo-lagu-soo-kordhiyey-laanta-afka-soomaaliga-bbc\/bbc-maqal-iyo-muqaal\/\" rel=\"attachment wp-att-36206\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36206\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/bbc-maqal-iyo-muqaal.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/bbc-maqal-iyo-muqaal.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/bbc-maqal-iyo-muqaal-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Laanta Af-Soomaaliga ee BBC-da ayaa maanta oo Isniin ah bilaabi doonto banaamij cusub oo maqal iyo muqaal ah (telefishin) oo maalinle ah. Barnaamijkaas oo socon doona muddo 15 daqiiqo ah, ayaa waxaa la baahin doonaa Isniinta illaa iyo Jimcaha.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Barnaamijkaan ayaa laga sii deyndoonaa xaruunta laanta af-Soomaaliga ee BBCda ee magaalada London.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Tafaftiraha barnaamijkan Farxaan Maxamed Jimcaale oo wareysi siiyay WARSOM ayaa sheegay\u00a0 sababihii keenay in waqtigaan ay BBCda qaybta af-Soomaaliga bilowdo barnaamijkan. \u201cWaxaa la soo gaaray waqtigii loo baahnaa telefishin, waxayna baahadaas ka timid rabitaanka dadweynaha Soomaaliyeed&#8221; ayuu yiri Farxaan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Barnaamijkan ayaa waxaa daadihin doona Farxaan Maxamed Jimcaale iyo Cabdiraxmaan Bidhaan Daahir, waxeyna soo tabin doonaan sida Farxaan WARSOM u sheegay barnaamijyada kala ah\u00a0 wararka caalamka, ganacsiga, tiknoolajiyadda, cayaaraha iyo madadaalada.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">\u201cAnnaga oo ka duuleyna sannad guurad 60aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay idaacadda BBCda qaybta af-Soomaaliga , ayaa waxay tahay waqtigii ugu haboonaa in la bilaabo barnaamij maqal iyo muuqaalba leh. Ujeedada barnmaajikan ayaa ah in aan gaarno qaybaha kala duwan ee bulshada gaar ahaan dhallinyarada\u201d ayuu intaa ku daray\u00a0Farxaan Jimcaale<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Tartan ayaa waayahaan u dhaxeeyey\u00a0 iddaacadaha BBC-da iyo VOA-da qeybahooda af-Soomaaliga, iyadoo ay dad badan aaminsan yihiin in tartankan ay ku horeyso idaacadda VOA-da. Barnaamijkaan cusub ayaa wuxuu jawaab u noqon karaa abaabulka ay BBCda ku dooneyso in ay dib ugu soo\u00a0 ceshato dhageystayaal badan oo u wareegay idaacadda VOAda.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Solomon Mugera oo madax ka ah qabta BBC Afrika ayaa warbixin ku sheegay in BBCda ay ka jawaabeyso rabtiaanka dhageystayaasha Soomaaliyeed. \u201cSannado badan ayaan soo dhiseynay dhageystayaal si xoogan ugu xiran BBCda gaar ahaan qaybta maqalka ee Radiyaha. Warbaahinta guud oo mar waliba is-beddelaysa ayuu barnaamijka cusub u yahay jawaab\u201d ayuu Solomon ku sheegay warbixin.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">BBCda guud ahaan ayaa waxay dowladda Britain ka heshay dhaqaale gaarayaa \u00a3289m ($370M) ilaa sannadda 2019\/20. Qaybe ka mid ah dhaqaalahaas ayaa waxaa lagu horumarindoonaa xirfadda wariyayaasha qaaradda Afrika.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/becco-52\/\" rel=\"attachment wp-att-35991\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35991\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/tabaarak-46\/\" rel=\"attachment wp-att-35992\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35992\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/salaam-bank-55\/\" rel=\"attachment wp-att-35993\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35993\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/hormuud-logo-38\/\" rel=\"attachment wp-att-35990\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35990\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laanta Af-Soomaaliga ee BBC-da ayaa maanta oo Isniin ah bilaabi doonto banaamij cusub oo maqal iyo muqaal ah (telefishin) oo maalinle ah. Barnaamijkaas oo socon doona muddo 15 daqiiqo ah, ayaa waxaa la baahin doonaa Isniinta illaa iyo Jimcaha. Barnaamijkaan ayaa laga sii deyndoonaa xaruunta laanta af-Soomaaliga ee BBCda ee magaalada London. Tafaftiraha barnaamijkan Farxaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36206,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36205","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36205","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36205"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36205\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36210,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36205\/revisions\/36210"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36206"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36205"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36205"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36205"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}