{"id":36176,"date":"2017-04-24T22:55:02","date_gmt":"2017-04-24T19:55:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36176"},"modified":"2017-04-25T04:06:11","modified_gmt":"2017-04-25T01:06:11","slug":"afar-qof-oo-maxkamadda-ciidamada-qalabka-sidda-ay-dil-ku-fulisey-magaalada-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/afar-qof-oo-maxkamadda-ciidamada-qalabka-sidda-ay-dil-ku-fulisey-magaalada-baydhabo\/","title":{"rendered":"Afar Qof oo Maxkamadda Ciidamada Qalabka sidda ay Dil ku fulisey Magaalada Baydhabo."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/afar-qof-oo-maxkamadda-ciidamada-qalabka-sidda-ay-dil-ku-fulisey-magaalada-baydhabo\/toogasho-baydhabo-4\/\" rel=\"attachment wp-att-36216\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36216\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/toogasho-baydhabo-4.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/toogasho-baydhabo-4.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/toogasho-baydhabo-4-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida qeybta 60-aad ayaa saaka magaalladda Baydhabo ku toogatay Afar qof oo Maxkamadda sheegtay in ay ka tirsanaayeen Al Shabaab.<\/p>\n<p>Afarta nin ee maanta la toogtay ayaa lagu eedeyay in ay ku lug lahaayeen Qaraxyo Dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay Magaalladda Baydhabo Bishii February ee Sanadkii hore.<\/p>\n<p>Toogashada ayaa ka dhacday Duleedka Magaalladda Baydhabo, waxaana ka qeyb galay Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Kowaad ee Ciidamada Qalabka sida Liibaan Cali Yaroow iyo Saraakiil kale.<\/p>\n<p>22-kii Bishan April, Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ayaa dil toogasho ku fulisay askari ka tirsanaa ciidamada booliiska oo lagu magacaabi jiray Axmed Cabdi Maadeey.<\/p>\n<p>Askariga toogashada lagu fuliyay ayaa degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay nin la oran jirey Maxamed Cali Cabdalla 05-01-2016-dii.<\/p>\n<p>Dhinaca kale 12-kii Bishan April, Ururka Midowga Yurub ayaa sheegay inuu ka xun yahay \u00a0dilkii toogashada ahaa ee \u00a0dhowaan Maxkamadda ciidamadda Puntland ay ku fulisay shan dhalinyaro \u00a0oo lagu eedeeyay inay ka tirsanaayeen Al-shabaab, islamarkaana maxkamaddu sheegtay inay ku heshay inay ka dambeeyeen dilkii Saraakiil ka tirsanaa maamulka Puntland.<\/p>\n<p>Qoraalka ka soo baxay midowga Yurub waxaa si weyn loogu cambaareeyay falalka argagixisada iyo cidka kasta oo taageerta, hase yeeshee \u00a0waxay tilmaameen \u00a0in xukunka dilka marnaba aheyn qaab ciqaabeed baajinaya falalka argagixisnimada ama fal-dambiyeedyada.<\/p>\n<p>Midowga yurub waxay sheegeen inay ka go\u2019antahay xoojinta nidaamka garsoorka Soomaaliya iyo horumarinka dhaqanka sharciga iyo cadaallada, iyagoo ballanqaaday inay ka caawin doonaan \u00a0sidii maamulada Soomaalida ay u \u00a0joojin lahaayeen isticmaalka ciqaabta dilka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/becco-52\/\" rel=\"attachment wp-att-35991\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35991\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/tabaarak-46\/\" rel=\"attachment wp-att-35992\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35992\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/hormuud-logo-38\/\" rel=\"attachment wp-att-35990\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35990\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/salaam-bank-55\/\" rel=\"attachment wp-att-35993\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35993\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida qeybta 60-aad ayaa saaka magaalladda Baydhabo ku toogatay Afar qof oo Maxkamadda sheegtay in ay ka tirsanaayeen Al Shabaab. Afarta nin ee maanta la toogtay ayaa lagu eedeyay in ay ku lug lahaayeen Qaraxyo Dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay Magaalladda Baydhabo Bishii February ee Sanadkii hore. Toogashada ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36216,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36176","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36176","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36176"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36176\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36217,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36176\/revisions\/36217"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36216"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36176"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36176"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36176"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}