{"id":36148,"date":"2017-04-23T22:28:48","date_gmt":"2017-04-23T19:28:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36148"},"modified":"2017-04-23T22:30:18","modified_gmt":"2017-04-23T19:30:18","slug":"puntland-oo-sagaal-ka-tirsan-ciidamadeeda-qarax-lala-eegtey-lagu-diley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-sagaal-ka-tirsan-ciidamadeeda-qarax-lala-eegtey-lagu-diley\/","title":{"rendered":"Puntland oo sagaal ka tirsan ciidamadeeda Qarax lala eegtey lagu diley."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-sagaal-ka-tirsan-ciidamadeeda-qarax-lala-eegtey-lagu-diley\/qarax-puntland-9-askeri\/\" rel=\"attachment wp-att-36149\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36149\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qarax-puntland-9-askeri.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"420\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qarax-puntland-9-askeri.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qarax-puntland-9-askeri-300x191.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Inta la xaqiijiyay sagaal askari oo ka tirsan ciidamada Puntland ayaa ku geeriyooday weerar miino oo ka dhacay deegaanka Gal-gala oo ay isku hor-fadhiyaan ciidamada Puntland iyo kuwa daacad u ah ururka Al-shabaab.<\/p>\n<p>Taliyaha aag-ga Gal-gala Gashaanle Cabdiraxmaan Faarax Gurxan oo waraysi kooban siiyay warbaahinta gudaha ayaa sheegay in qaraxa uu ahaa mid xoogan , isla markaana ciidamada Puntland ay iska caabin ku sameeyeen kooxihii weerarka soo qaaday.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in is-rasaasyn muddo socotay ay dhex-martay ciidamada Puntland iyo maleeshiyaadkii weerarka soo qaaday ,isaga oo sheegay in tiro ka tirsan kooxihii weerarka soo qaaday goobta lagu dilay.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa ka gaabsaday in uu faah-faahin dheer aad ah ka bixiyo weerarkan oo la aaminsan-yahay in uu yahay kii ugu dhimashada badnaa mudooyinkan oo lala eegto ciidamo ka tirsan Puntland gaar ahaan kuwooda ku sugan buuralayda Gal-gala.<\/p>\n<p>Tiro dhaawacyo ah oo ka tirsan ciidamada Puntland ayaa la soo gaarsiiyay maanta duhurkii cisbitaalka Bosaaso ,waxaana sida la sheegay tirada dhaawaca ah ay kor u dhaafyasaa ilaa afar askari ,kuwaasi oo kamid ahaa askarta la weeraray.<\/p>\n<p>Ugu danbayn, ciidamo ka tirsan Puntland ayaa la sheegay in ay ka baxeen degmada si ay u ugu biiraan dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab ee Buuraha Gal-gala , xilli Kolonyada la weeraray ay ku jireen saraakiil xilal muhiim ah \u00a0ka hayay ciidamada gobolka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/becco-52\/\" rel=\"attachment wp-att-35991\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35991\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/tabaarak-46\/\" rel=\"attachment wp-att-35992\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35992\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/hormuud-logo-38\/\" rel=\"attachment wp-att-35990\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35990\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/salaam-bank-55\/\" rel=\"attachment wp-att-35993\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35993\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Inta la xaqiijiyay sagaal askari oo ka tirsan ciidamada Puntland ayaa ku geeriyooday weerar miino oo ka dhacay deegaanka Gal-gala oo ay isku hor-fadhiyaan ciidamada Puntland iyo kuwa daacad u ah ururka Al-shabaab. Taliyaha aag-ga Gal-gala Gashaanle Cabdiraxmaan Faarax Gurxan oo waraysi kooban siiyay warbaahinta gudaha ayaa sheegay in qaraxa uu ahaa mid xoogan , [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36149,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36148","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36148","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36148"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36148\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36151,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36148\/revisions\/36151"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36149"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36148"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36148"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36148"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}