{"id":36142,"date":"2017-04-23T22:15:03","date_gmt":"2017-04-23T19:15:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36142"},"modified":"2017-04-23T22:15:32","modified_gmt":"2017-04-23T19:15:32","slug":"dalka-faransiiska-oo-shacabkoodu-maanta-doorasho-u-dareereen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-faransiiska-oo-shacabkoodu-maanta-doorasho-u-dareereen\/","title":{"rendered":"Dalka Faransiiska oo Shacabkoodu Maanta Doorasho u dareereen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-faransiiska-oo-shacabkoodu-maanta-doorasho-u-dareereen\/shacabka-fransiiska\/\" rel=\"attachment wp-att-36145\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36145\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/shacabka-fransiiska.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"437\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/shacabka-fransiiska.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/shacabka-fransiiska-300x199.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Shacabka dalka Faransiisa ayaa maanta oo Axada ah u dareeray goobaha doorashada madaxtinimada dalkaas, waxaana siweyn loo adkeeyay amniga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Illaa 50-kun oo boolis iyo illaa 7,000 oo ciidamo Milateri ah ayaa la geeyay dhamaan magaalooyinka dalkaas, si ay u xaqiijiyaan ammaanka goobaha doorashada ka dhaceyso.<\/p>\n<p>Ilaa 11 Musharax ayaa isku garbinaya inay noqdaan Madaxweynaha soo socda ee dalkaas, iyadoo la filayo labada musharax ee ugu codka badan ay u gudbaan wareega labaad ee doorashada Madaxweynaha oo dhici doonta bisha May.<\/p>\n<p align=\"justify\">Musharaxiinta qaar ayaa yeeshay doodo kulul oo ka baxeysay Telefishinada, waxaana xisbiyada u tartamaya xilka Madaxtinimada ay isku dhaafsadeen hadalo kulul.<\/p>\n<p align=\"justify\">Afarta Musharax ee ugu cad cad ayaa waxay kala yihiin Francois Fillon, Marine Le Pen, Emmanuel Macron iyo Jean-Lug Melenchon.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha xilka haya Francois Hollande oo xilkan loo doortay sanadkii 2013 ayaan tartami doonin.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/becco-52\/\" rel=\"attachment wp-att-35991\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35991\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/tabaarak-46\/\" rel=\"attachment wp-att-35992\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35992\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/hormuud-logo-39\/\" rel=\"attachment wp-att-35994\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35994\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-6.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/salaam-bank-55\/\" rel=\"attachment wp-att-35993\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35993\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shacabka dalka Faransiisa ayaa maanta oo Axada ah u dareeray goobaha doorashada madaxtinimada dalkaas, waxaana siweyn loo adkeeyay amniga. Illaa 50-kun oo boolis iyo illaa 7,000 oo ciidamo Milateri ah ayaa la geeyay dhamaan magaalooyinka dalkaas, si ay u xaqiijiyaan ammaanka goobaha doorashada ka dhaceyso. Ilaa 11 Musharax ayaa isku garbinaya inay noqdaan Madaxweynaha soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36145,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36142","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36142","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36142"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36142\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36147,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36142\/revisions\/36147"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36145"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36142"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36142"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36142"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}