{"id":36130,"date":"2017-04-23T21:07:47","date_gmt":"2017-04-23T18:07:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36130"},"modified":"2017-04-23T21:16:11","modified_gmt":"2017-04-23T18:16:11","slug":"imtixaanka-shahaadiga-ah-ee-dugsiga-sare-oo-dawlada-federalku-ku-dhawaaqdey-xilligiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/imtixaanka-shahaadiga-ah-ee-dugsiga-sare-oo-dawlada-federalku-ku-dhawaaqdey-xilligiisa\/","title":{"rendered":"Imtixaanka SHahaadiga ah ee Dugsiga Sare oo Dawlada Federalku ku dhawaaqdey Xilligiisa."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/imtixaanka-shahaadiga-ah-ee-dugsiga-sare-oo-dawlada-federalku-ku-dhawaaqdey-xilligiisa\/imtixaanka-dugsiga-sare\/\" rel=\"attachment wp-att-36131\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36131\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/imtixaanka-dugsiga-sare.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"460\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/imtixaanka-dugsiga-sare.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/imtixaanka-dugsiga-sare-300x209.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta sare ee dalka Mudane Cabdiraxmaan Daahir Cismaan, ayaa sheegay 20-ka bisha May ee sanadkan, in la qaadi doono Imtixaanka shahadiga ee Dugsi Sarre.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in uu u rajeynayo ardayda inay ku guuleystaan imtixaanka.<\/p>\n<p>Dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa sanadkii saddexaad qaadeysa Imtixaanaadka, waxaana dowladda ay ku soo guuleysatay sanadadii lasoo dhaafay.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan rabnaa inaan shaacino in Imtixaankii dugsiga sare ee Shahaadiga la qaadi doono 20-ka bisha May ee sanadkan, waana sanadkii sadexaad ee ay qabaneyso Wasaaradda Waxbarashada, waxaana ka qeyb galaya 23,000 (saddex iyo labaatan kun) oo arday, waxaana uu ka bilaabanayaa ilaa iyo afar dowlad goboleed oo kala ah, Jubaland, Koonfurgalbeed, Hirshabeelle iyo Galmudug, waxaana ardayda u rajeyneynayaa in ay ku guuleystaan imtixaanka\u201d ayuu yiri Wasiirka.<\/p>\n<p>Arday badan oo wax ka barata iskuullada ku yaalla Goboladda dalka ayaa isku diyaarinaya Imtixaanka shahadiga ee Dugsi Sarre.<\/p>\n<p><strong>Maxey Al Shabaab ka yiraahdeen waxbashada.<\/strong><\/p>\n<p>Al Shabaab ayaa waalidka Soomaalida uga digay in ay carruurta ku daraan Iskuullada iyo Jaamacadaha aan Islaamiga ahayn.<\/p>\n<p>Afhayeenka Al shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage oo soo duubay cajal 26 daqiiqo ah ayaa sheegay in carruurtu ay aadi karaan Iskuulada Islaamiga lagu barto oo kali ah, maadaama kuwa kale aysan wanaagsanayn sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in cid kaste oo ka qaybqaadata waxbarasho faafinaysa dhaqanka reer Galbeed in ay la kulmi doonaan cawaaqib.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/becco-52\/\" rel=\"attachment wp-att-35991\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35991\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/tabaarak-46\/\" rel=\"attachment wp-att-35992\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35992\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/hormuud-logo-38\/\" rel=\"attachment wp-att-35990\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35990\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/salaam-bank-55\/\" rel=\"attachment wp-att-35993\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35993\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta sare ee dalka Mudane Cabdiraxmaan Daahir Cismaan, ayaa sheegay 20-ka bisha May ee sanadkan, in la qaadi doono Imtixaanka shahadiga ee Dugsi Sarre. Wasiirka ayaa sheegay in uu u rajeynayo ardayda inay ku guuleystaan imtixaanka. Dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa sanadkii saddexaad qaadeysa Imtixaanaadka, waxaana dowladda ay ku soo guuleysatay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36131,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36130","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36130","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36130"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36130\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36133,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36130\/revisions\/36133"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36131"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36130"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36130"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36130"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}