{"id":3613,"date":"2011-10-16T13:41:28","date_gmt":"2011-10-16T13:41:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3613"},"modified":"2011-10-16T13:41:28","modified_gmt":"2011-10-16T13:41:28","slug":"dowlada-djabouti-oo-deeq-isugu-jirata-dawo-iyo-gaadiidka-gargaar-ah-soo-gaarsiisay-dalka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/10\/dowlada-djabouti-oo-deeq-isugu-jirata-dawo-iyo-gaadiidka-gargaar-ah-soo-gaarsiisay-dalka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Dowlada Djabouti Oo Deeq Isugu Jirata Dawo Iyo Gaadiidka Gargaar Ah Soo Gaarsiisay Dalka Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-family: Calibri;\"><span style=\"font-family: Calibri;\"><span style=\"font-family: Calibri;\"><strong><span style=\"font-family: Calibri;\"><span style=\"font-family: Calibri;\"><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/jabuti1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3615\" title=\"jabuti\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/jabuti1.jpg\" alt=\"\" width=\"168\" height=\"104\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Calibri;\">C\/wahaab ugaas xuseen ugaas khaliif oo ah Ra\u2019iisulwasaare ku xigaynka ahna wasiirka ganacsiga ayaa meesha kaga warbixiyay Qaabka ay u maareynayaan Deewdani Sidoo Kalene u mahad Celiyay Dowlada Jabouti Islamarkaana Deeqdaasi halkaasi kala wareegay<\/p>\n<p><strong><\/strong><strong><span style=\"font-family: Calibri;\"><span style=\"font-family: Calibri;\"><span style=\"font-family: Calibri;\"><strong><span style=\"font-family: Calibri;\"><span style=\"font-family: Calibri;\"><span style=\"font-family: Calibri;\"><strong>\u00a0<\/p>\n<p><\/strong><\/span><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/p>\n<p><\/strong><\/span><\/span><\/strong><\/p>\n<p><\/span><\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong>\u00a0<\/p>\n<p><\/span><\/p>\n<p><\/span><\/strong><span style=\"font-family: Calibri;\">Dowladda TFG-da Soomaaliya ayaa waxa ay deeq gargaar ah kala Wareegtay Dowladda jabouti Mas\u2019uuliyiin ka socotay kaa oo loogu talagalay dadka ku dhibaataysan gudaha Soomaaliya isamarkaana ka soo barakacay Gobolada Dalka.<\/p>\n<p>Wufuud kasocota Dowladda Djabouti ayaa waxa ay Maanta Soo gaarayn Magaalada Muqdisho iyagoona waday deeq Gargaar ah oo kasocotay dowladda Djabuoti looguna talagalay dadka ay abaarta ku saamaysay Gudaha Soomaaliya<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta Dowladda ayaa Deeqdaan waxa ay Kula wareegayn Dekadda Magaalada Muqdisho oo ay kusoo dagayn mas\u2019uuliyiinta Dowladdaasi Jabouti Oo sida Deeqda looguTalagalay Shacabka Soomaaliyeed .<\/p>\n<p><\/span><\/span><\/span>Dayib Dubad Rooble oo ah Safiirka Djabuoti u fadhiya Soomaaliya ayaa hogaaminayay wafdiga Ka Socday Dowlada Djbouti waxa uuna sheegay in deeqda ay wadaan ay ka kooban tahay cuno Daawaayin iyo gaari nooca Amblus-ta ah waxa uuna Shacabka soomaaliyeed uu soo gaarsiiyay Salaan uu ka waday Ismaaciil Cumar Gelle oo ah Madaxweynaha dalkaasi Djabouti .<\/p>\n<p><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) C\/wahaab ugaas xuseen ugaas khaliif oo ah Ra\u2019iisulwasaare ku xigaynka ahna wasiirka ganacsiga ayaa meesha kaga warbixiyay Qaabka ay u maareynayaan Deewdani Sidoo Kalene u mahad Celiyay Dowlada Jabouti Islamarkaana Deeqdaasi halkaasi kala wareegay \u00a0 Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) \u00a0 Dowladda TFG-da Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3613","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3613","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3613"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3613\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3618,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3613\/revisions\/3618"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3613"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3613"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3613"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}