{"id":36098,"date":"2017-04-22T22:28:59","date_gmt":"2017-04-22T19:28:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36098"},"modified":"2017-04-22T22:32:12","modified_gmt":"2017-04-22T19:32:12","slug":"wasiirka-waxbarashada-soomaaliya-oo-sheegey-in-manhajka-dawladu-ku-saleysanyahey-islaamka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/wasiirka-waxbarashada-soomaaliya-oo-sheegey-in-manhajka-dawladu-ku-saleysanyahey-islaamka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo sheegey in Manhajka Dawladu ku saleysanyahey Islaamka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/wasiirka-waxbarashada-soomaaliya-oo-sheegey-in-manhajka-dawladu-ku-saleysanyahey-islaamka\/wasir-waxbarasho\/\" rel=\"attachment wp-att-36099\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36099\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/wasir-waxbarasho.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/wasir-waxbarasho.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/wasir-waxbarasho-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Wasiirka wasaarrada waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda federaalka Soomaaliya C\/raxmaan Daahir Cusmaan ayaa ka jawaabay digniintii Al-shabaab oo waalidiinta uga digay in aysan carruurtooda u dirin Iskuulada iyo Jaamacadaha aan Islaamiga aheyn.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka waxbarashada ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay digniinta Al-shabaab, isaga oo sheegay in manhajka Sooaaliya uu ku saleysan yahay mar walba Diinta iyo dhaqanka Islaamka.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cMar walba Soomaalida dhaqankeeda waxaa uu ku saleysan yahay Islaamnimo iyo Soomaalinimo, caqiiqadada iyo aragtida Islaamka ay ka turjumeyso\u201dayuu yiri Wasiirka Waxbarashada oo u waramayay Idaacada VOA.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu ugu baaqay in aysan Waalidiinta dheg jalaq u siin Al-Shabaab, waxaana uu xusay in iskuulada lagu dhigo Tarbiyada Islaamka iyo luqada carabiga.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cCid walba waa ogtahay, waalidiinta Soomaalida waa loo sheegaa, in waxyaabaha lagu dhigo Iskuulada, sida Fasalka Koowaad illaa 12aad in Tarbiyada Islaamiga lagu dhigo\u201dayuu yiri Wasiirka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhawaan ayeey aheyd markii afhayeenka Al-shabaab uu sheegay in waalidiinta Soomaaliyeed uga digayaan in carruurtooda u direen dugsiyada iyo Jaamacadaha lagu barto sida uu hadalka u dhigay manhajka reer galbeedka, waxaana markii ugu horeysay oo digniin noocan ah ay soo saaraan kooxda.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/becco-52\/\" rel=\"attachment wp-att-35991\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35991\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/tabaarak-46\/\" rel=\"attachment wp-att-35992\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35992\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/hormuud-logo-38\/\" rel=\"attachment wp-att-35990\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35990\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/salaam-bank-55\/\" rel=\"attachment wp-att-35993\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35993\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka wasaarrada waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda federaalka Soomaaliya C\/raxmaan Daahir Cusmaan ayaa ka jawaabay digniintii Al-shabaab oo waalidiinta uga digay in aysan carruurtooda u dirin Iskuulada iyo Jaamacadaha aan Islaamiga aheyn. Wasiirka waxbarashada ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay digniinta Al-shabaab, isaga oo sheegay in manhajka Sooaaliya uu ku saleysan yahay mar walba [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36099,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36098","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36098","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36098"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36098\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36101,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36098\/revisions\/36101"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36099"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36098"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36098"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36098"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}