{"id":36094,"date":"2017-04-22T21:50:15","date_gmt":"2017-04-22T18:50:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36094"},"modified":"2017-04-22T21:56:02","modified_gmt":"2017-04-22T18:56:02","slug":"qarax-miinada-dhulka-lagu-aaso-oo-ka-dhacey-maqaayad-laga-cunteeyo-deg-qoryooley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/qarax-miinada-dhulka-lagu-aaso-oo-ka-dhacey-maqaayad-laga-cunteeyo-deg-qoryooley\/","title":{"rendered":"Qarax Miinada DHulka lagu Aaso oo ka dhacey Maqaayad laga cunteeyo Deg.Qoryooley."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/qarax-miinada-dhulka-lagu-aaso-oo-ka-dhacey-maqaayad-laga-cunteeyo-deg-qoryooley\/qarax-maqaayad-qoryoley\/\" rel=\"attachment wp-att-36096\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36096\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qarax-maqaayad-qoryoley.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qarax-maqaayad-qoryoley.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qarax-maqaayad-qoryoley-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Ugu yaraan 6 qof oo rayid ah ayaa ku dhaawacmay Qarax miino oo ka dhacay maqaayad laga cunteeyo oo ku taalla Degmadda Qoryooley ee Gobolka Shabellaha Hoose.<\/p>\n<p>Qaraxa ayaa loo malaynayaa in hore loogu sii duugay dhabarka maqaayada, waxaana uu dhacay xilli ay dad ku cunteynayeen maqaayadda.<\/p>\n<p>Cali Maxamed Aadan oo ka mid ah saraakiisha ciidamada ee degmadaasi Qoryooley oo sheegay inuu goob joog u ahaa goobta qaraxa uu ka dhacayey ayaa VOA u sheegay inay qabteen ilaa iyo 7 qof oo looga shakisan yahay inay ku lug lahaayeen qaraxan.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Taliyaha Ciidanka Booliska degmadda Qoryooley ayaa sheegay in Qaraxa uu ahaa mid la doonayay in lagu waxyeeleeyo dadka shacabka ah, sida hadalka uu u dhigay.<\/p>\n<p>Ciidanka dowladda ayaa xalay howlgallo ka waday degmadda, waxaana ay baarayeen nawaaxiga maqaayada.<\/p>\n<p>Ma jirto cid sheegatay masuuliyada Qaraxa.<\/p>\n<p>Xaaladda Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabellaha Hoose, ayaa saaka degan waxaana dib usoo noqday ganacsiga degmadda oo shalay mudo kooban hakad uu ku yimid.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/becco-52\/\" rel=\"attachment wp-att-35991\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35991\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/tabaarak-46\/\" rel=\"attachment wp-att-35992\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35992\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/hormuud-logo-38\/\" rel=\"attachment wp-att-35990\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35990\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/salaam-bank-55\/\" rel=\"attachment wp-att-35993\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35993\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 6 qof oo rayid ah ayaa ku dhaawacmay Qarax miino oo ka dhacay maqaayad laga cunteeyo oo ku taalla Degmadda Qoryooley ee Gobolka Shabellaha Hoose. Qaraxa ayaa loo malaynayaa in hore loogu sii duugay dhabarka maqaayada, waxaana uu dhacay xilli ay dad ku cunteynayeen maqaayadda. Cali Maxamed Aadan oo ka mid ah saraakiisha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36096,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36094","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36094","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36094"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36094\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36097,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36094\/revisions\/36097"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36096"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36094"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36094"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36094"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}