{"id":36090,"date":"2017-04-22T20:53:31","date_gmt":"2017-04-22T17:53:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36090"},"modified":"2017-04-22T20:54:25","modified_gmt":"2017-04-22T17:54:25","slug":"mweyne-farmaajo-oo-shacabka-ugu-baaqey-in-alle-loo-laabto-maadaama-denbiyo-badan-la-kala-galey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/mweyne-farmaajo-oo-shacabka-ugu-baaqey-in-alle-loo-laabto-maadaama-denbiyo-badan-la-kala-galey\/","title":{"rendered":"M\/weyne Farmaajo oo shacabka ugu baaqey in Alle loo laabto maadaama Denbiyo badan la kala galey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/mweyne-farmaajo-oo-shacabka-ugu-baaqey-in-alle-loo-laabto-maadaama-denbiyo-badan-la-kala-galey\/farmaajo-alle-haloo-laabto\/\" rel=\"attachment wp-att-36091\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36091\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/farmaajo-alle-haloo-laabto.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"389\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/farmaajo-alle-haloo-laabto.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/farmaajo-alle-haloo-laabto-300x177.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa shacabka ugu baaqay in ay Alle u laabtaan oo ay dambi dhaaf weydiistaan.<\/p>\n<p>Farmaajo ayaa hadalkaasi ka sheegay mar shalay uu ka qeyb-galay salaadii Jimcaha Masjidka Shuhadaa ee ku yaala Xarunta Madaxtooyada.<\/p>\n<p>Khudbadda salaadda Jimcaha ayaa waxay ku saabsanayd ahmiyadda Garsoorka iyo Cadaalladda, waxaana akhrinayay khudbadda Jimcaha Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah culimaa\u2019udiinka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Sheekha \u00a0ayaa sheegay in cadaalladdu ay tahay mid Wanaagsan maalinta qayaamahana la is waydiinayo loona baahan in Madaxda iyo Shacabkaba ay ku dadaalaan sidii cadaallad looga shaqayn lahaa .<\/p>\n<p>\u201cWaxaa loo baahan yahay in arrimaha maxkamadaha lagu dadaallo sidii loo hubin lahaa, cadaallada waa shayga ugu muhiinsan adduunyada oo maalinta Aaqirana lays waydiinayo\u201d ayuu yiri Sheekha.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Soomaaliya \u00a0Avv, Ibraahin Iidle Suleebaan \u00a0ayaa sheegay in ay ku dadaali doonaan cadaalladda, wuxuuna madaxda iyo shacabka u soo jeediyay inay u duceeyaan \u00a0garsoorka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay masjidka Shuhadaa ee xarunta Madaxtooyada ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed looga baahan yahay in Alle u laabtaaan oo ay dambi dhaaf weydiistaan.<\/p>\n<p>\u201cDalkan aniga iyo dhowr iyo toban Wasiir kaliya wax kama qaban karno, waxaa loo baahan yahay in dowladda lala shaqeeyo si bur burka looga baxo, waxaa jira kooxo ka shaqeeya had iyo jeer bur burka dalka oo habeen iyo maalin u soo jeeda sidii dalka loo bur burin lahaa\u201d ayuu yiri Madaxweynaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/becco-52\/\" rel=\"attachment wp-att-35991\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35991\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/tabaarak-46\/\" rel=\"attachment wp-att-35992\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35992\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/hormuud-logo-38\/\" rel=\"attachment wp-att-35990\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35990\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/salaam-bank-55\/\" rel=\"attachment wp-att-35993\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35993\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa shacabka ugu baaqay in ay Alle u laabtaan oo ay dambi dhaaf weydiistaan. Farmaajo ayaa hadalkaasi ka sheegay mar shalay uu ka qeyb-galay salaadii Jimcaha Masjidka Shuhadaa ee ku yaala Xarunta Madaxtooyada. Khudbadda salaadda Jimcaha ayaa waxay ku saabsanayd ahmiyadda Garsoorka iyo Cadaalladda, waxaana akhrinayay khudbadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36091,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36090","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36090","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36090"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36090\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36093,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36090\/revisions\/36093"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36091"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36090"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36090"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36090"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}