{"id":36086,"date":"2017-04-22T20:32:52","date_gmt":"2017-04-22T17:32:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36086"},"modified":"2017-04-22T20:36:16","modified_gmt":"2017-04-22T17:36:16","slug":"in-la-gargaaro-soomaaliya-oo-xildhibaan-ka-tirsan-barlamaanka-kuwait-codsadey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/in-la-gargaaro-soomaaliya-oo-xildhibaan-ka-tirsan-barlamaanka-kuwait-codsadey\/","title":{"rendered":"In la gargaaro Soomaaliya oo Xildhibaan ka tirsan barlamaanka Kuwait Codsadey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/in-la-gargaaro-soomaaliya-oo-xildhibaan-ka-tirsan-barlamaanka-kuwait-codsadey\/xildh-barl-kuwait\/\" rel=\"attachment wp-att-36087\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36087\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/XILDH-BARL-KUWAIT.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"435\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/XILDH-BARL-KUWAIT.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/XILDH-BARL-KUWAIT-300x198.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Xildhibaan Ali Al-Deqbasi, ayaa shalay oo jimca aheyd ku baaqay in la caawiyo dadka Soomaaliyeed oo hadda wajahaya abaaro xooggan iyo xaalad macaluul oo ay wehliso amni xumo.<\/p>\n<p>Ali Al-Deqbasi, \u00a0oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Kwait, ayaa warsaxaafadeed ka soo dhinac saaray kulankii Wasiiradda Arrimaha debada Carrabta iyo Guddiyada Amniga ay yeesheen, waxaana uu sheegay in Baarlamaanada Carrabta ay daneynayaan in la caawiyo Soomaalida.<\/p>\n<p>Warsaxaafadeedkiisa ayuu ku sheegay in la isku raacay in gurmad loo fidiyo dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xildhibaano kale ayaa sheegay in gar-gaar, dhawaan la gaarsiin doono Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dowladda Kuwait, ayaa ka mid ah wadamada sida dhow ula socda xaaladda dalka Soomaaliya, waxaana dhawaan Baarlamaanka dalkaasi uu sheegay in gurmad deg-deg ah lala gaaro dalka Soomaliya.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed C\/llaahi Farmaajo, oo dabayaaqadii bishii Maarso khudbad ka jeediyay shir madaxeedka 28-aad ee Jaamacadda Carrabta, wuxuuna khudbadiisa ku sharxay horumarka ka jira dalka Somalia, fursadaha maalgashi iyo caqabadaha horyaalla dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa qiray in wali Soomaaliya ay wajahayso caqabado waaweyn oo ay kamid yihiin abaaro dad iyo duunyaba laayay oo isu badalay xaalad macaluul oo ay wehliso amni xumo oo ay sababtay argagixisada caalamiga ah.<\/p>\n<p>\u201cAbaaraha ka jira Soomaaliya waxay sababeen in xoolo badan ay dhintaan, taasoo dhaawacaysa ishii ugu muhiimsanayd dhaqaalaha dalka. Dad ka badan 3 milyan oo ruux ayaa haatan wajahaya duruufo khatar galin kara naftooda, haddii aan lala gaarin gargaar degdeg ah. Si looga gudbo caqabadahaas, waxaa loo baahanyahay inaan la imaanno qorshayaal maan-gal ah iyo taageero hagar la\u2019aaneed oo ay nala garab istaagaan walaalaha iyo saaxiibada Soomaaliya.<img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/Apr\/2017422636284197919242890farmaajo-Carrabta.jpg\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/becco-52\/\" rel=\"attachment wp-att-35991\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35991\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/tabaarak-46\/\" rel=\"attachment wp-att-35992\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35992\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/hormuud-logo-38\/\" rel=\"attachment wp-att-35990\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35990\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/salaam-bank-55\/\" rel=\"attachment wp-att-35993\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35993\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Ali Al-Deqbasi, ayaa shalay oo jimca aheyd ku baaqay in la caawiyo dadka Soomaaliyeed oo hadda wajahaya abaaro xooggan iyo xaalad macaluul oo ay wehliso amni xumo. Ali Al-Deqbasi, \u00a0oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Kwait, ayaa warsaxaafadeed ka soo dhinac saaray kulankii Wasiiradda Arrimaha debada Carrabta iyo Guddiyada Amniga ay yeesheen, waxaana uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36087,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36086","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36086","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36086"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36086\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36089,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36086\/revisions\/36089"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36087"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36086"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36086"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36086"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}