{"id":36053,"date":"2017-04-20T23:32:28","date_gmt":"2017-04-20T20:32:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36053"},"modified":"2017-04-20T23:34:58","modified_gmt":"2017-04-20T20:34:58","slug":"maamulka-hir-shabeelle-oo-soo-dhaweeyey-goaanka-ganacsatada-jaadka-ay-ku-isticmaalayaan-garoonka-jowhar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/maamulka-hir-shabeelle-oo-soo-dhaweeyey-goaanka-ganacsatada-jaadka-ay-ku-isticmaalayaan-garoonka-jowhar\/","title":{"rendered":"Maamulka Hir-shabeelle oo soo dhaweeyey Go&#8217;aanka Ganacsatada Jaadka ay ku isticmaalayaan Garoonka JOWHAR."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/maamulka-hir-shabeelle-oo-soo-dhaweeyey-goaanka-ganacsatada-jaadka-ay-ku-isticmaalayaan-garoonka-jowhar\/jaad-jawhar\/\" rel=\"attachment wp-att-36054\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/jaad-jawhar.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"344\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/jaad-jawhar.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/jaad-jawhar-300x156.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in maanta halkaa ay ka degeen ilaa lix diyaaradood oo Khaad sida, kuwaa oo shan ka mid ah markii hore Khaadka geyn jiray magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sababta arintan ayaa lagu micneeyay go\u2019aan adag oo ay qaateen ganacsatada Khaadka oo siweyn uga gadoodsan cabshuur adag oo lagu soo rogay Khaadka ka degi jiray garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.<\/p>\n<p align=\"justify\">Marduufka Jaadka ayaa Garoonka Aadan Cadde, markii hore waxaa lagu canshuuri jiray 43,000 oo Shilin Soomaali ah, halka ganacastada ay sheegeen Dowladda inay ku kordhisay lacag dhan 10,000 oo Shilin Soomaali ah, lacagtana ay noqotay 53,000 oo Shilin Soomaali ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maamulka Hirshabeelle ayaa qoraal ka soo baxay waxaa lagu soo dhaweeyay go\u2019aanka ay qaateen ganacsatada Khaadka oo isticmaalaya garoonka Jowhar, madaama maamulka arintan u noqon karto fursad dhaqaale.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa siweyn maanta loo adkeeyay amniga garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar iyadoo ay sugayeen ammaanka ciidamada xoogga dalka iyo kuwa AMISOM.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/becco-52\/\" rel=\"attachment wp-att-35991\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35991\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/tabaarak-46\/\" rel=\"attachment wp-att-35992\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35992\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/hormuud-logo-38\/\" rel=\"attachment wp-att-35990\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35990\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/salaam-bank-55\/\" rel=\"attachment wp-att-35993\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35993\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in maanta halkaa ay ka degeen ilaa lix diyaaradood oo Khaad sida, kuwaa oo shan ka mid ah markii hore Khaadka geyn jiray magaalada Muqdisho. Sababta arintan ayaa lagu micneeyay go\u2019aan adag oo ay qaateen ganacsatada Khaadka oo siweyn uga gadoodsan cabshuur [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36054,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36053","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36053","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36053"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36053\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36056,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36053\/revisions\/36056"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36054"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36053"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36053"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36053"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}