{"id":36043,"date":"2017-04-20T20:58:04","date_gmt":"2017-04-20T17:58:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36043"},"modified":"2017-04-20T21:12:47","modified_gmt":"2017-04-20T18:12:47","slug":"degmada-buuloburde-ee-gobolka-hiiraan-oo-ay-maanta-gaareen-mweynaha-hshabeelle-iyo-saraakiil-kale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/degmada-buuloburde-ee-gobolka-hiiraan-oo-ay-maanta-gaareen-mweynaha-hshabeelle-iyo-saraakiil-kale\/","title":{"rendered":"Degmada Buuloburde ee Gobolka Hiiraan oo ay maanta gaareen M\/weynaha H\/shabeelle iyo saraakiil kale."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/degmada-buuloburde-ee-gobolka-hiiraan-oo-ay-maanta-gaareen-mweynaha-hshabeelle-iyo-saraakiil-kale\/buulobure-hir-shabeele\/\" rel=\"attachment wp-att-36045\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36045\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/buulobure-hir-shabeele.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"338\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/buulobure-hir-shabeele.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/buulobure-hir-shabeele-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0degagaroonka diyaaradaha degmada Buula-burte madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble iyo saraakiil ka tirsan ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka midowga Africa AMISOM.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ka hor wafdiga madaxweynaha iyo saraakiisha ciidamada AMISOM waxaa degmada sidoo kale gaaray guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo ka anbabaxay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ujeedada socdaalka wafdiga isugu jira maamulka Hirshabeelle iyo saraakiisha ciidamada AMISOM ayaa lagu sheegay xalinta xiisad ka dhalatay dil maalintii shalay gudaha degmada loogu geystay askari ka tirsanaa ciidamada Jabuuti.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mas\u2019uuliyiinta maamulka Hirshabeelle iyo saraakiisha ciidamada ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda kulamo kala duwan la qaataan, maamulka degmada iyo saraakiisha ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya ee ku sugan degmada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Goobjoogayaal ku sugan degmada Buula-burte oo aan la hadalnay ayaa inoo sheegay in saraakiisha ciidamada Jabuuti ku eedeeyeen in uu dilka ka danbeeyay askari ka tirsanaa ciidamada dowladda oo khilaaf uu kala dhaxeeyay askariga la dilay.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/becco-52\/\" rel=\"attachment wp-att-35991\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35991\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/tabaarak-46\/\" rel=\"attachment wp-att-35992\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35992\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/hormuud-logo-39\/\" rel=\"attachment wp-att-35994\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35994\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-6.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/salaam-bank-55\/\" rel=\"attachment wp-att-35993\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35993\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0degagaroonka diyaaradaha degmada Buula-burte madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble iyo saraakiil ka tirsan ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka midowga Africa AMISOM. Ka hor wafdiga madaxweynaha iyo saraakiisha ciidamada AMISOM waxaa degmada sidoo kale gaaray guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo ka anbabaxay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Ujeedada socdaalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36045,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36043","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36043","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36043"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36043\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36048,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36043\/revisions\/36048"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36045"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36043"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36043"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36043"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}