{"id":36018,"date":"2017-04-19T23:43:49","date_gmt":"2017-04-19T20:43:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36018"},"modified":"2017-04-19T23:53:36","modified_gmt":"2017-04-19T20:53:36","slug":"tayeynta-hayadaha-dawladda-shir-looga-hadlayey-oo-muqdisho-lagu-qabtey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/tayeynta-hayadaha-dawladda-shir-looga-hadlayey-oo-muqdisho-lagu-qabtey\/","title":{"rendered":"Tayeynta Hay&#8217;adaha Dawladda Shir looga hadlayey oo Muqdisho lagu qabtey."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/tayeynta-hayadaha-dawladda-shir-looga-hadlayey-oo-muqdisho-lagu-qabtey\/tayeynta-heyadaha-dawlada\/\" rel=\"attachment wp-att-36019\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36019\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tayeynta-heyadaha-dawlada.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"495\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tayeynta-heyadaha-dawlada.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tayeynta-heyadaha-dawlada-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Shir uu soo qaban qaabiyey Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha qaybtiisa Tayeeynta Hay\u2019adaha Dowladda ayaa lagu qabtay magaalada\u00a0 muqdisho, waxaana shirka ka soo qayb galay dhammaan wasiirada iyo wakiilo ka kala socday Hay\u2019adaha ka fa\u2019iidaysanaya Mashruuca Tayeeynta Hay\u2019adaha dowlada\u00a0 (Capacity Injection Program CIP) oo uu maalgaliyo Bangiga Aduunka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ugu horayntii Isku duwaha Mashruuca Maxmed Farax ayaa ka warbixiyey heerarka kala duwan ee uu soo maray iyo sida looga fa\u2019iisaydatay mudadii uu jiray iyo mustaqbalka sida looga fa\u2019iidaysan karo.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">\u201cWaxaa kulankaan u jeedkiisu yahay inaan la wadaagno Hay\u2019adaha ka fa\u2019idaysta mashruuca warbixinna kasiinno halka uu ka soo bilowday, hadafka laga leeyhaya iyo doorka ay ku leeyihiin dhinacyada ka soo qayb galay. Waxyaalaha Mashruucaan qabanayo waxaa ka mid ah tayeenta shaqaalaha iyo awood dhisida hay\u2019daha dowladda ee lafdhabarka u ah shaqoyinka maalinlaha ah,\u00a0 xoojinta iyo tageerida dhinacyada asaasiga u ah ka shaqeynsiitna nidaamka dowlaiga si loogu istaajiyo qaab wax qabad leh oo la wada dhan yahay, lehna isla xisaabtan qeybaha dowladda ee heer federal\u201d ayuu yiri Maxamed Faarah.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiiru dowlaha xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS mudane Cabdullahi Xaamud ayaa la hadlay saxaafada shirka kadib isagooona sheegy in madaama ay dhalatay xukuumad cusub ay lagama maarmaan tahay in xog laga siiyo wasiiradda halka u marayo iyo qaybaha ay ku leeyihiin mashruucaan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">\u201cWaxaan u mahadcelinayaa hay\u2019adaha dowaldda ee ka soo qaybgalay kulanka xog siinta hay\u2019adaha uu khuseeyo mashruucaan, waxaana dowaldda kala shaqeeya Bangiga Aduunka, waxaana mashruuca qaybtiisa hore laga hirgaliyey qaar ka mid ah maamul goboleedyada dalka, Waxaan u qabanay shirkaan inaan ogaano meesha u baahan tayaynta\u201d ayuu yiri Wasiir Xaamud<\/span><br \/>\n<span style=\"font-size: large;\">\u00a0<\/span><br \/>\n<span style=\"font-size: large;\">Mashruucaan ayaa waxaa ka fa\u2019iidaysata Xafiiska Madaxweynaha, Xafiisaka Ra\u2019iisul Wasaaraha, Wasaaradda Maaliyadda, Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha, Wasaaradda Howlaha Guud, Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha, Wasaaradda Beeraha, Wasaaradda Qorsheeynta Qaranka, Gudiga Shaqaalaha Rayidka\u00a0 iyo Bangiga Dhexe, waxa kale oo mashruucaan ka fa\u2019iidaysta qaar ka mid ah Maamul goboleedyada dalka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Mashruucaan ayaa wuxuu salka ku hayaa isbadalkii dhacay Augst 2012 oo Soomaaliya ay ka gudubtay marxaladii KMG ahayd, waxaana shirkii Brusseles ee 2013-kii la isla qaatay in la hirgaliyo mashaariic ay dowladda Soomaaliya garwadeen ka tahay, waxaana barnaamijkaan laga taakuleyaa sanduuqa loo yaqaan Somali Multi Partner Fund (SMPF) iyadoo deeqdaasna la soo marsiiyo Bangiga Aduunka.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/becco-52\/\" rel=\"attachment wp-att-35991\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35991\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/tabaarak-46\/\" rel=\"attachment wp-att-35992\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35992\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/hormuud-logo-38\/\" rel=\"attachment wp-att-35990\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35990\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/salaam-bank-55\/\" rel=\"attachment wp-att-35993\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35993\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir uu soo qaban qaabiyey Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha qaybtiisa Tayeeynta Hay\u2019adaha Dowladda ayaa lagu qabtay magaalada\u00a0 muqdisho, waxaana shirka ka soo qayb galay dhammaan wasiirada iyo wakiilo ka kala socday Hay\u2019adaha ka fa\u2019iidaysanaya Mashruuca Tayeeynta Hay\u2019adaha dowlada\u00a0 (Capacity Injection Program CIP) oo uu maalgaliyo Bangiga Aduunka. Ugu horayntii Isku duwaha Mashruuca Maxmed Farax ayaa ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36019,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36018","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36018","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36018"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36018\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36021,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36018\/revisions\/36021"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36019"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36018"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36018"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36018"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}