{"id":3601,"date":"2011-10-15T11:22:34","date_gmt":"2011-10-15T11:22:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3601"},"modified":"2011-10-15T11:22:34","modified_gmt":"2011-10-15T11:22:34","slug":"dowlada-kenya-oo-sheegtay-in-ay-dagaal-xoogan-la-gali-doonto-xarakada-mujaahidiinta-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/10\/dowlada-kenya-oo-sheegtay-in-ay-dagaal-xoogan-la-gali-doonto-xarakada-mujaahidiinta-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Dowlada Kenya Oo Sheegtay In Ay Dagaal Xoogan La Gali Doonto Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/ciidamada-soomaaliya.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3606\" title=\"ciidamada-soomaaliya\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/ciidamada-soomaaliya.jpg\" alt=\"\" width=\"305\" height=\"199\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Calibri;\">Dowladda Kenya ayaa waxa ay Sheegtay inay Hada wixii ka dambeya ay la dagaalameyso Ciidamada Xarakada Al-shabaab Ee Dagaalada Xoogan Magaalada Muqdisho Kugula Jiro Dowlada TFG-ad Soomaaliya iyo waliba Kuwa AMISOM.<\/p>\n<p>Masuliyiinta Sar Sare Ee Dalkaasi Keenya Iyo waliba Wasiiradda arimaha iyo kan gaashaandhiga dalka Kenya ayaa waxa ay ka Farta ku godeen in ay weeradooda la beegsandoonaan Xarakada al-shabaab waxa lagu soo waramayaa in maanta ay si wada jir ah Go&#8217;aan kaga soo saari doonaan dagaalo ka dhan ah Xarakada al-Shabab<\/p>\n<p>Sida ay wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Ku Ka Heleyso wararka ka imaanaya masuuliyiinta Dowlada Kenya ayaa tilmaamaya in Ciidamada meletriga ee dalka Kenya la siiyay tababarada ay kula dagaalami lahaayeen Xarakada mujaahidiinta al-shabaab<\/p>\n<p><\/span><\/strong><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) Dowladda Kenya ayaa waxa ay Sheegtay inay Hada wixii ka dambeya ay la dagaalameyso Ciidamada Xarakada Al-shabaab Ee Dagaalada Xoogan Magaalada Muqdisho Kugula Jiro Dowlada TFG-ad Soomaaliya iyo waliba Kuwa AMISOM. Masuliyiinta Sar Sare Ee Dalkaasi Keenya Iyo waliba Wasiiradda arimaha iyo kan gaashaandhiga dalka Kenya ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3601","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3601","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3601"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3601\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3608,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3601\/revisions\/3608"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3601"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3601"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3601"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}