{"id":36006,"date":"2017-04-19T22:15:45","date_gmt":"2017-04-19T19:15:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36006"},"modified":"2017-04-19T22:18:47","modified_gmt":"2017-04-19T19:18:47","slug":"maamulka-gobolka-hiiraan-oo-eedeyn-usoo-jeediyey-guddiga-gurmadka-abaaraha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/maamulka-gobolka-hiiraan-oo-eedeyn-usoo-jeediyey-guddiga-gurmadka-abaaraha\/","title":{"rendered":"Maamulka Gobolka Hiiraan oo eedeyn usoo jeediyey Guddiga Gurmadka Abaaraha."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/maamulka-gobolka-hiiraan-oo-eedeyn-usoo-jeediyey-guddiga-gurmadka-abaaraha\/hiiraan-eedeyn-abaarta\/\" rel=\"attachment wp-att-36007\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36007\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hiiraan-eedeyn-abaarta.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hiiraan-eedeyn-abaarta.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hiiraan-eedeyn-abaarta-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa eedeyn u jeediyay gudiga gurmadka abaaraha ee heer Qaran oo sida uu hadalka u dhigay ilaa iyo hada aan soo gaarsiin kaalmadii loogu talagalay dadka abaarta saameysay ee ku dhaqan gobolka.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Annaga gudigaas uma aragno gudi mushtamaca Soomaaliyeed u adeegaya, warbaahinta ayaan ka aragnay guddoomiyaha gudiga oo leh gobollada dalka oo dhan waxaan u kala dirnay min $ 150,000 kun oo doolar, annagana ilaa iyo hadda xitaa $ 1 doolar kama heyno, su&#8217;aasho waxaa ay tahay miyeeynaan ka mid aheyn gobolladaa la sheegayo\u2019\u2019 ayuu yiri guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Cali Jeynte ayaa sheegay in heerka abaarta maanta ay gaartay in ay dad macaluul ugu dhintaan deegaannada uu maamulka ka arimiyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Dadkii ayaa maanta macaluul u dhimanaya, heerka abaarta halkaa ayeey mareysaa, sidaa daraadeed in dhaqaalihii loogu talagalay leysku heysto waxaan u aragnaa arin kale\u2019\u2019 ayuu yiri guddoomiyaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Eedeyntan ayaa noqoneysa tii ugu horeysay oo maamulka gobolka Hiiraan u jeediyo gudiga gurmadka abaaraha heer Qaran.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/becco-52\/\" rel=\"attachment wp-att-35991\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35991\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/tabaarak-46\/\" rel=\"attachment wp-att-35992\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35992\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/hormuud-logo-39\/\" rel=\"attachment wp-att-35994\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35994\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-6.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/salaam-bank-55\/\" rel=\"attachment wp-att-35993\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35993\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa eedeyn u jeediyay gudiga gurmadka abaaraha ee heer Qaran oo sida uu hadalka u dhigay ilaa iyo hada aan soo gaarsiin kaalmadii loogu talagalay dadka abaarta saameysay ee ku dhaqan gobolka. \u2018\u2019Annaga gudigaas uma aragno gudi mushtamaca Soomaaliyeed u adeegaya, warbaahinta ayaan ka aragnay guddoomiyaha gudiga oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36007,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36006","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36006","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36006"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36006\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36009,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36006\/revisions\/36009"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36007"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36006"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36006"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36006"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}