{"id":35998,"date":"2017-04-19T20:09:54","date_gmt":"2017-04-19T17:09:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35998"},"modified":"2017-04-19T20:56:30","modified_gmt":"2017-04-19T17:56:30","slug":"isbitaal-ku-yaal-degmada-jowhar-oo-maamulka-hirshabeele-albaabada-isugu-dhufteen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/isbitaal-ku-yaal-degmada-jowhar-oo-maamulka-hirshabeele-albaabada-isugu-dhufteen\/","title":{"rendered":"Isbitaal ku yaal degmada Jowhar oo Maamulka Hirshabeele Albaabada isugu dhufteen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/isbitaal-ku-yaal-degmada-jowhar-oo-maamulka-hirshabeele-albaabada-isugu-dhufteen\/isbitaal-jawhar\/\" rel=\"attachment wp-att-35999\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35999\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/isbitaal-jawhar.jpg\" alt=\"\" width=\"607\" height=\"394\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/isbitaal-jawhar.jpg 607w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/isbitaal-jawhar-300x195.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 607px) 100vw, 607px\" \/><\/a>Maamulka Hirshabeelle ayaa amar ku bixiyay in albaabada loo laabo isbitaal gobollleedkii magaalada Jowhar, waxaana dhinaca kale xabsiga la dhigay madaxii isbitaalka Xassan Mahad Cabdi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ilaa iyo hadda lama oga sababta rasmiga ah ee ka danbeysan amarka maamulka Hirshabeelle uu ku xiray isbitaalka oo ay gacanta ku heysay hay\u2019adda Intersos ee fadhigeedu yahay dalka Talyaaniga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ibraahim Shariif oo ka mid ah shaqaalaha isbitaalka la xiray ayaa warbaahinta u sheegay in ay siweyn ula yaabeen amarka ka soo baxay maamulka Hirshabeelle, madaama ayuu yiri isbitaalka uu ahaa mid u adeeegaya bulshada ku dhaqan gobolka Shabeellaha dhexe, islamarkaana ay jiifeen tiro bukaanno ah oo la ildaran xanuuno kala duwan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ilaa iyo hadda ma jiro wax war ah oo ka soo baxay maamulka gobolka Sh\/dhexe oo la xiriira xirista isbitaalka magaalada Jowhar oo la furay sanadkii 1993dii.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/becco-52\/\" rel=\"attachment wp-att-35991\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35991\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/tabaarak-46\/\" rel=\"attachment wp-att-35992\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35992\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/hormuud-logo-39\/\" rel=\"attachment wp-att-35994\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35994\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-6.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/salaam-bank-55\/\" rel=\"attachment wp-att-35993\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35993\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Hirshabeelle ayaa amar ku bixiyay in albaabada loo laabo isbitaal gobollleedkii magaalada Jowhar, waxaana dhinaca kale xabsiga la dhigay madaxii isbitaalka Xassan Mahad Cabdi. Ilaa iyo hadda lama oga sababta rasmiga ah ee ka danbeysan amarka maamulka Hirshabeelle uu ku xiray isbitaalka oo ay gacanta ku heysay hay\u2019adda Intersos ee fadhigeedu yahay dalka Talyaaniga. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35999,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35998","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35998","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35998"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35998\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36001,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35998\/revisions\/36001"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35999"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35998"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35998"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35998"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}