{"id":35989,"date":"2017-04-19T19:44:39","date_gmt":"2017-04-19T16:44:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35989"},"modified":"2017-04-19T19:45:02","modified_gmt":"2017-04-19T16:45:02","slug":"al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/","title":{"rendered":"Al-shabaab oo xaley weerarey Meel duleedka Afgooye ah Ciidamo dawladda ka tirsana deganaayeen."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/weerar-afgooye\/\" rel=\"attachment wp-att-35995\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35995\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/weerar-afgooye.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"328\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/weerar-afgooye.jpg 618w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/weerar-afgooye-300x159.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/a>Xarakadda Al Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday duleedka degmada Afgooye, halkaas oo ay ku sugnaayeen ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM.<\/p>\n<p>Weerarka ayaa ka dhacay degaanka Buulo-Fooliyo ee duleedka Afgooye, waxaana uu ku biloowday madaafiic lagu garaacay Xarumaha ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda.<\/p>\n<p>Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada Afgooye Maxamed Amiin, ayaa sheegay in weerarka ay soo qaadeen Al Shabaab uu isku bedelay dagaal toos ah.<\/p>\n<p>Khasaaraha ka dhashay dagaalka wali si rasmi ah looma xaqiijin ilaa iyo hadda.<\/p>\n<p>Dadka deegaanka ayaa sheegay in cabsi xooggan ay lasoo deristay intii dagaalka uu socday.<\/p>\n<p>Al Shabaab ayaa inta badan weeraro gaadma ah ku qaada saldhigyada ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay ku leeyihiin Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>Xaaladda deegaanka Buulo-Fooliyo ee duleedka degmadda Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa saaka lasoo sheegayaa in ay degantahay, waxaana ciidanka dowladda lagu arkayaa deegaanka dhexdiisa.<\/p>\n<p>Dhinaca kale ciidanka dowladda oo maalmihii lasoo dhaafay howlgallo ka waday deegaanadda hoos yimaada Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa waxaa ay la wareegayeen deegaano ay maamulayeen Al Shabaab.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/hormuud-logo-38\/\" rel=\"attachment wp-att-35990\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35990\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/becco-52\/\" rel=\"attachment wp-att-35991\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35991\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/tabaarak-46\/\" rel=\"attachment wp-att-35992\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35992\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/salaam-bank-55\/\" rel=\"attachment wp-att-35993\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35993\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/al-shabaab-oo-xaley-weerarey-meel-duleedka-afgooye-ah-ciidamo-dawladda-ka-tirsana-deganaayeen\/hormuud-logo-39\/\" rel=\"attachment wp-att-35994\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35994\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-6.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarakadda Al Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday duleedka degmada Afgooye, halkaas oo ay ku sugnaayeen ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM. Weerarka ayaa ka dhacay degaanka Buulo-Fooliyo ee duleedka Afgooye, waxaana uu ku biloowday madaafiic lagu garaacay Xarumaha ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda. Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada Afgooye Maxamed Amiin, ayaa sheegay in weerarka ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35995,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35989","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35989","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35989"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35989\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35997,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35989\/revisions\/35997"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35995"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35989"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35989"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35989"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}