{"id":35968,"date":"2017-04-19T01:08:15","date_gmt":"2017-04-18T22:08:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35968"},"modified":"2017-04-19T01:17:18","modified_gmt":"2017-04-18T22:17:18","slug":"kaararka-codbixinta-somaliland-oo-gudiga-doorashooyinka-slnd-sheegeen-waqtiga-bixintooda-la-billaabayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/kaararka-codbixinta-somaliland-oo-gudiga-doorashooyinka-slnd-sheegeen-waqtiga-bixintooda-la-billaabayo\/","title":{"rendered":"Kaararka Codbixinta Somaliland oo Gudiga Doorashooyinka SLND sheegeen waqtiga Bixintooda la billaabayo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/kaararka-codbixinta-somaliland-oo-gudiga-doorashooyinka-slnd-sheegeen-waqtiga-bixintooda-la-billaabayo\/kaararka-codbixinta-slnd\/\" rel=\"attachment wp-att-35969\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35969\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/kaararka-codbixinta-slnd.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"309\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/kaararka-codbixinta-slnd.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/kaararka-codbixinta-slnd-300x140.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/kaararka-codbixinta-slnd-340x160.jpg 340w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay in bishan April 29 ay labadda gobol ee Saaxil iyo Awdal ka bilaabi doonaan qaybinta Kaadhadhka diiwaangelinta ee hore loo gallay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddida doorashooyinka ayaa xisbiyadda ugu baaqay in wakhtiga la bilaabayo qaybinta kaadhka ee booqanayaan goobaha lagu bixinayo aan laga dhigin qaab olole ama gobolaysi balse wacyigelin uun laga ogol yahay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale waxa ka hadlay xubno ka socday saddexda xisbi qaran oo taageeray qaabka guddida doorashooyinku u diyaariyeen jadwalka doorashadda iyo qaybinta kaadhadhka diiwaangelinta codbixiyeyaasha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gudoomiyaha Guddida doorashooyinka qaranka Cabdiqaadir Iimaan oo shaacinta qaybinta kaadhadhka ka hadlaya waxauu yidhi \u201chawshii hore ee diiwaangelinta waynigii soo samynay waxa inoo hadhsana kaadh qaybin waxaana ku soo beegan tahay wakhti abaaro jiraan, raxmaankiisii meelo ayeynu ka maqlayna inuu Da\u2019ay, daruurtuna maanta way wanaagsan tahay, Komishanka Qaranku wuxuu u kala baxayaa labddii gobol ee u horeeyey ee gobolka Awdal iyo gobolka Saaxil iyo laba iyo toban degmo oo gobolka Sanaag ah oo ah xeebaha, hore waxaanu u sheegnay in aanu xeebaha usoo hormarinay cilimadda awgeed, labadda gobol ee aanu ugu horeysiinay waxay leeyiihiin xeeb dheer, wixii bisha \u00a0April ka dambeeya kulaylkii baa la galayaa sidaas ayaanu iyaga u horumarinay, waxaanay labadaasi gobol ka bilaabmayaa 29 April, waxaana raaci doonna guddida farsamo ee xisbiyada oo iyaguna shirkoodii u dambeeyey saaka yeeshay oo goob joog u noqdaan xisbiyada qaranka, waxaanu dadweynaha labadda gobol u sheegayaa in kaadh qaybintii bilaabmayso April 29, kana bilaabmaysa labadaasi ee Saaxil iyo Awdal iyo laba iyo toban goobood oo ka tirsan gobolka Sanaag, waa in uu qofkii waraaqdii la siiyey diiwaangelinta la yimaada goobtii laga siiyey ama goobtii wakhtigii dheeraga ahaa laga diiwaangaliyey\u201d.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cXubnaha komishankuna sadexna waxay u baxayaan gobolka Saaxil, Afarna waxay u bixi doonaan gobolka AWDAL oo ay joogi doonaan ilaa inta kaadhadhka la wada qaadanayo, labadda gobol ee ku xigi doonaana waxay noqonayaan bacda Ramadaan oo kala ah gobolka Maroodi jeex iyo Togdheer,waxaana ugu dambayn doona gobolka Sool iyo Sanaag oo laga reebi doono laba iyo tobankaasi degmo ee gobolka Sanaag.\u201dayuu raaciyey hadalkiisa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Cabdiqaadir Iimaan ayaa xisbiyadda qaranka ku guubaabiyey in marka hawshan oo kale qabanayaan wacyigelin mooyee aan loo baahnayn in olole xisbi laga dhigo ama olole gobol ama mid qabiil balse ay dadka ku wacyigeliyaan uun in kaadhadhka la qaato.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxa kale oo uu xukuumadda ka codsadeen in wixii ay uga baahdaan la garab istaagto oo Komishanka la shaqeeyaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/becco-51\/\" rel=\"attachment wp-att-35657\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35657\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/tabaarak-45\/\" rel=\"attachment wp-att-35658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/hormuud-logo-34\/\" rel=\"attachment wp-att-35656\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35656\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/salaam-bank-54\/\" rel=\"attachment wp-att-35659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay in bishan April 29 ay labadda gobol ee Saaxil iyo Awdal ka bilaabi doonaan qaybinta Kaadhadhka diiwaangelinta ee hore loo gallay. Guddida doorashooyinka ayaa xisbiyadda ugu baaqay in wakhtiga la bilaabayo qaybinta kaadhka ee booqanayaan goobaha lagu bixinayo aan laga dhigin qaab olole ama gobolaysi balse wacyigelin uun laga ogol [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35969,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35968","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35968","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35968"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35968\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35971,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35968\/revisions\/35971"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35969"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35968"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35968"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35968"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}