{"id":35962,"date":"2017-04-19T00:02:28","date_gmt":"2017-04-18T21:02:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35962"},"modified":"2017-04-19T00:04:14","modified_gmt":"2017-04-18T21:04:14","slug":"qorshaha-dhismaha-gudiga-amniga-qaranka-soomaaliya-oo-ay-soo-dhaweysey-beesha-caalamku","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/qorshaha-dhismaha-gudiga-amniga-qaranka-soomaaliya-oo-ay-soo-dhaweysey-beesha-caalamku\/","title":{"rendered":"Qorshaha Dhismaha Gudiga Amniga  Qaranka Soomaaliya oo ay soo dhaweysey Beesha Caalamku."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/qorshaha-dhismaha-gudiga-amniga-qaranka-soomaaliya-oo-ay-soo-dhaweysey-beesha-caalamku\/qorshaha-dhismaha-g-amniga-qaran\/\" rel=\"attachment wp-att-35963\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35963\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qorshaha-dhismaha-g-amniga-qaran.jpg\" alt=\"\" width=\"510\" height=\"287\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qorshaha-dhismaha-g-amniga-qaran.jpg 510w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qorshaha-dhismaha-g-amniga-qaran-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 510px) 100vw, 510px\" \/><\/a>Bayaan ay wada jir u soo saareen dowladaha dowladaha iyo ururada daneeya arimaha Soomaaliya oo ay ka mid yihiin QM, ,AU, ,IGAD ,EU, Talyaniga Ethiopia, Mareykanka,Turkiga ,UK iyo Swedan, ayaa lagu taageeray go\u2019aanka madaxda dowladda Soomaaliya ee dhismaha gudiga amniga Qaranka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wakiilka gaar ah ee xoghayaha guud ee QM Micheal Keating ayaa sheegay in arintaan ay horey u sii dhaqaajinayso geedi u socodka dhismaha dowladnimada Soomaaliya iyo aasaaska soo celinta amaanka dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gollahan leysku raacay dhismihiisa ee amniga Qaranka ayaa waxaa hogaamin doona madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wakiilka QM ayaa sidoo kale sheegay sheegay in ay beesha caalamka sii laba jibari doonto taageerada dowladda Soomaaliya ee dhinacyada amniga iyo siyaasada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxda Qaranka ayaa sidoo kale kulankoodii labada cisho uga hadlay xaalada bani\u2019aadannimo ee dalka jirta gaar ahaa abaarta oo sameynta adag ku yeelatay dad iyo duuniyada.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/becco-51\/\" rel=\"attachment wp-att-35657\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35657\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/tabaarak-45\/\" rel=\"attachment wp-att-35658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/hormuud-logo-34\/\" rel=\"attachment wp-att-35656\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35656\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/salaam-bank-54\/\" rel=\"attachment wp-att-35659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bayaan ay wada jir u soo saareen dowladaha dowladaha iyo ururada daneeya arimaha Soomaaliya oo ay ka mid yihiin QM, ,AU, ,IGAD ,EU, Talyaniga Ethiopia, Mareykanka,Turkiga ,UK iyo Swedan, ayaa lagu taageeray go\u2019aanka madaxda dowladda Soomaaliya ee dhismaha gudiga amniga Qaranka. Wakiilka gaar ah ee xoghayaha guud ee QM Micheal Keating ayaa sheegay in arintaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35963,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35962","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35962","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35962"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35962\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35965,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35962\/revisions\/35965"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35963"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35962"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35962"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35962"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}