{"id":35954,"date":"2017-04-18T23:40:28","date_gmt":"2017-04-18T20:40:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35954"},"modified":"2017-04-18T23:43:48","modified_gmt":"2017-04-18T20:43:48","slug":"deegaano-hoos-yimaada-deg-qandala-oo-maamulka-puntland-beeniyey-in-daacish-qabsatey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/deegaano-hoos-yimaada-deg-qandala-oo-maamulka-puntland-beeniyey-in-daacish-qabsatey\/","title":{"rendered":"Deegaano hoos yimaada deg.Qandala oo Maamulka Puntland Beeniyey in Daacish Qabsatey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/deegaano-hoos-yimaada-deg-qandala-oo-maamulka-puntland-beeniyey-in-daacish-qabsatey\/daacish-qabsasho-qandala\/\" rel=\"attachment wp-att-35956\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35956\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/daacish-qabsasho-qandala.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"369\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/daacish-qabsasho-qandala.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/daacish-qabsasho-qandala-300x168.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Maamulka Puntland ayaa beeniyay in kooxda Daacish ay qabsadeen degaanka Saan oo hoos yimaada \u00a0degmadda Qandala.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha degmadda Qandala Jaamac Maxamed Quurshe ayaa sheegay in waxba kama jiraan ay tahay in Daacish ay gudaha u galeen deegaanka, waxaana uu hadalkiisa uu sii raaciyay in ciidamada Puntland ay joogaan degaanka Saan.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Jaamac Maxamed Quurshe, ayaa qiray in Daacish ay ku suganyihiin degaano u dhow degmadda Qandala.<\/p>\n<p>Shalay ayaa waxaa soo baxay warar sheegaya in kooxa Daacish ay qabsatay deegaanka Saan, oo hoos yimaada degmada Qandala ee Gobolka Bari ee maamul goboleedka Puntland.<\/p>\n<p>Dhinaca kale wararka saaka aan heleyno ayaa sheegaya in wali Daacish ay joogaan deegaanka Saan.<\/p>\n<p>Dagaalyahanada ISIS, ayaa saldhigyo ku leh buuraha Galgala ee Puntland.<\/p>\n<p>Kooxda Dowladda-Islaamiga isku magacawday, ayaa sanadkii hore qabsaday guud ahaan degmadda Qandala, balse markii dambe ciidamada Puntland ayaa ka saaray deegaanka.<\/p>\n<p>Kooxda Daacish waxaa hoggaamiya wadaadka lagu magacaabo Sheekh Cabdulqaadir Muumin oo sanado ka hor ku dhawaaqay inuu ka baxay Xarakadda Al-Shabab uuna ku biiray Daacish.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/becco-51\/\" rel=\"attachment wp-att-35657\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35657\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/tabaarak-45\/\" rel=\"attachment wp-att-35658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/hormuud-logo-34\/\" rel=\"attachment wp-att-35656\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35656\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/hormuud-logo-34\/\" rel=\"attachment wp-att-35656\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35656\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/salaam-bank-54\/\" rel=\"attachment wp-att-35659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Puntland ayaa beeniyay in kooxda Daacish ay qabsadeen degaanka Saan oo hoos yimaada \u00a0degmadda Qandala. Guddoomiyaha degmadda Qandala Jaamac Maxamed Quurshe ayaa sheegay in waxba kama jiraan ay tahay in Daacish ay gudaha u galeen deegaanka, waxaana uu hadalkiisa uu sii raaciyay in ciidamada Puntland ay joogaan degaanka Saan. Dhinaca kale Jaamac Maxamed Quurshe, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35956,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35954","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35954","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35954"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35954\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35957,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35954\/revisions\/35957"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35956"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35954"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35954"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35954"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}