{"id":35950,"date":"2017-04-18T23:31:13","date_gmt":"2017-04-18T20:31:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35950"},"modified":"2017-04-18T23:33:10","modified_gmt":"2017-04-18T20:33:10","slug":"tahriibayaal-isugu-jira-soomaali-iyo-dalal-kale-oo-lagu-badbaadiyey-xeebaha-dalka-liibiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/tahriibayaal-isugu-jira-soomaali-iyo-dalal-kale-oo-lagu-badbaadiyey-xeebaha-dalka-liibiya\/","title":{"rendered":"Tahriibayaal isugu jira Soomaali iyo Dalal kale oo lagu badbaadiyey xeebaha Dalka LIIBIYA."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/tahriibayaal-isugu-jira-soomaali-iyo-dalal-kale-oo-lagu-badbaadiyey-xeebaha-dalka-liibiya\/tahriibayaal-kun-qof\/\" rel=\"attachment wp-att-35951\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35951\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tahriibayaal-kun-qof.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tahriibayaal-kun-qof.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tahriibayaal-kun-qof-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta sii ay wada-hadal u kala dhex-dhigi laheyd maamullada Ahlusuna iyo Galmudug oo ka wada arimiya deegaanno ka wada tirsan Gobolada dhexe.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay guddi u magacaabay wada-hadaladda Galmudug iyo Ahlusunna.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa ka shaqeyn doona sidii meel dhexaad la isugu imaan lahaa isla markaana xal-waara looga gaari lahaa khilaafka soo noq-noqday.<\/p>\n<p>Guddiga wasiiradda ee la magacaabay ayaa waxaa ay kala yihiin Wasiirka Arrimaha dibada Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar iyo sidoo kale Wasiirka arrimaha Gudaha Cabdi Faarax Saciid Juxa.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre ayaa sidoo kale xalay la kulmay xubno ka tirsan Ahlusunna ee gobolada Dhexe.<\/p>\n<p>Madaxda labada dhinac ayaa ku sugan hadda magaalladda Muqdishu, waxaana la filayaa in ay magaalladda Muqdishu uu ka furmo wada-hadaladda u dhexeeya labada maamul.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa , ayaa dhawaan waxaa uu hogaaminayay wafdi ka koobnaa xildhibaano iyo Wasiiro oo tegay magaalladda Cadaado, kuwaas oo maamulka Galmudug ku qanciyay in dib loo dhigo doorashada madaxweynaha maamulkaasi.<\/p>\n<p>Maamulka Galmudug ayaa dhawaan waxaa ay dooran doonaan madaxweynaha Galmudug, \u00a0kadib markii madaxweynihii hore uu is casilay.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/becco-51\/\" rel=\"attachment wp-att-35657\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35657\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/tabaarak-45\/\" rel=\"attachment wp-att-35658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/hormuud-logo-34\/\" rel=\"attachment wp-att-35656\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35656\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/salaam-bank-54\/\" rel=\"attachment wp-att-35659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta sii ay wada-hadal u kala dhex-dhigi laheyd maamullada Ahlusuna iyo Galmudug oo ka wada arimiya deegaanno ka wada tirsan Gobolada dhexe. Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay guddi u magacaabay wada-hadaladda Galmudug iyo Ahlusunna. Guddiga ayaa ka shaqeyn doona sidii meel dhexaad la isugu imaan lahaa isla [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35951,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35950","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35950","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35950"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35950\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35953,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35950\/revisions\/35953"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35951"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35950"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35950"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35950"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}