{"id":35946,"date":"2017-04-18T23:21:20","date_gmt":"2017-04-18T20:21:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35946"},"modified":"2017-04-18T23:21:45","modified_gmt":"2017-04-18T20:21:45","slug":"dawladda-federalka-soomaaliya-oo-xubno-wasiiro-ah-u-magacawdey-wadahadalada-galmudug-iyo-ahlu-sunna","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-xubno-wasiiro-ah-u-magacawdey-wadahadalada-galmudug-iyo-ahlu-sunna\/","title":{"rendered":"Dawladda Federalka Soomaaliya oo Xubno wasiiro ah u magacawdey wadahadalada Galmudug iyo ahlu sunna."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-xubno-wasiiro-ah-u-magacawdey-wadahadalada-galmudug-iyo-ahlu-sunna\/muq-ahlu-suna\/\" rel=\"attachment wp-att-35947\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35947\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/muq-ahlu-suna.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/muq-ahlu-suna.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/muq-ahlu-suna-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta sii ay wada-hadal u kala dhex-dhigi laheyd maamullada Ahlusuna iyo Galmudug oo ka wada arimiya deegaanno ka wada tirsan Gobolada dhexe.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay guddi u magacaabay wada-hadaladda Galmudug iyo Ahlusunna.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa ka shaqeyn doona sidii meel dhexaad la isugu imaan lahaa isla markaana xal-waara looga gaari lahaa khilaafka soo noq-noqday.<\/p>\n<p>Guddiga wasiiradda ee la magacaabay ayaa waxaa ay kala yihiin Wasiirka Arrimaha dibada Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar iyo sidoo kale Wasiirka arrimaha Gudaha Cabdi Faarax Saciid Juxa.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre ayaa sidoo kale xalay la kulmay xubno ka tirsan Ahlusunna ee gobolada Dhexe.<\/p>\n<p>Madaxda labada dhinac ayaa ku sugan hadda magaalladda Muqdishu, waxaana la filayaa in ay magaalladda Muqdishu uu ka furmo wada-hadaladda u dhexeeya labada maamul.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa , ayaa dhawaan waxaa uu hogaaminayay wafdi ka koobnaa xildhibaano iyo Wasiiro oo tegay magaalladda Cadaado, kuwaas oo maamulka Galmudug ku qanciyay in dib loo dhigo doorashada madaxweynaha maamulkaasi.<\/p>\n<p>Maamulka Galmudug ayaa dhawaan waxaa ay dooran doonaan madaxweynaha Galmudug, \u00a0kadib markii madaxweynihii hore uu is casilay.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/becco-51\/\" rel=\"attachment wp-att-35657\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35657\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/tabaarak-45\/\" rel=\"attachment wp-att-35658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/hormuud-logo-34\/\" rel=\"attachment wp-att-35656\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35656\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/salaam-bank-54\/\" rel=\"attachment wp-att-35659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta sii ay wada-hadal u kala dhex-dhigi laheyd maamullada Ahlusuna iyo Galmudug oo ka wada arimiya deegaanno ka wada tirsan Gobolada dhexe. Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay guddi u magacaabay wada-hadaladda Galmudug iyo Ahlusunna. Guddiga ayaa ka shaqeyn doona sidii meel dhexaad la isugu imaan lahaa isla [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35947,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35946","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35946","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35946"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35946\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35949,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35946\/revisions\/35949"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35947"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35946"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35946"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35946"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}