{"id":35938,"date":"2017-04-18T22:48:51","date_gmt":"2017-04-18T19:48:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35938"},"modified":"2017-04-18T22:50:22","modified_gmt":"2017-04-18T19:50:22","slug":"ciidamo-ka-tirsan-kuwa-dawladda-federalka-kuna-sugnaa-deg-waaberi-oo-xaley-bumb-gacmeed-lagu-tuurey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/ciidamo-ka-tirsan-kuwa-dawladda-federalka-kuna-sugnaa-deg-waaberi-oo-xaley-bumb-gacmeed-lagu-tuurey\/","title":{"rendered":"Ciidamo ka tirsan kuwa dawladda Federalka kuna sugnaa deg.waaberi oo xaley Bumb gacmeed lagu tuurey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/ciidamo-ka-tirsan-kuwa-dawladda-federalka-kuna-sugnaa-deg-waaberi-oo-xaley-bumb-gacmeed-lagu-tuurey\/bam-gacmeed\/\" rel=\"attachment wp-att-35939\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35939\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/bam-gacmeed.jpg\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"400\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/bam-gacmeed.jpg 600w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/bam-gacmeed-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/a>Bam-gacmeed ayaa xalay lagu tuuray ciidanka dowladda Soomaaliya oo ku sugnaa degmadda Waaberi ee gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Ciidanka la weeraray ayaa ku sugnaa Xaafadda Cali-Boolaay ee Degmada Waabari, sida dadka deegaanka ay u sheegeen Hiraan Online.<\/p>\n<p>Qaraxa kadib, ayaa waxaa la maqlay rasaas xooggan oo ay fureen Ciidamada Dowladda ee Weerarkaasi lagu beegsaday.<\/p>\n<p>Lama oga khasaaraha ka dhashay weerarka, mana jirto cid sheegatay masuuliyada Bam-gacmeedka.<\/p>\n<p>Kooxihii weerarka geystay ayaa goobta isaga baxsaday, ka hor inta ciidamada dowladda aysan imaan.<\/p>\n<p>Xaafadda Cali-Boolaay ee Degmada Waabari, waxa xalay ka socday howlgallo ay sameynayeen ciidanka dowladda Soomaaliya, waxaana howlgalkaasi lagu baadi goobayay dableeydii weerarka fulisay.<\/p>\n<p>Maamulka degmada Waaberi, wali kama aysan hadlin weerarka iyo khasaarihii ka dhashay.<\/p>\n<p>Habeenadii lasoo dhaafay, weerarada loo adeegsado bam-gacmeedyada ayaa laga soo warinayay qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka Banaadir..<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/becco-51\/\" rel=\"attachment wp-att-35657\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35657\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/tabaarak-45\/\" rel=\"attachment wp-att-35658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/hormuud-logo-34\/\" rel=\"attachment wp-att-35656\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35656\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/salaam-bank-54\/\" rel=\"attachment wp-att-35659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bam-gacmeed ayaa xalay lagu tuuray ciidanka dowladda Soomaaliya oo ku sugnaa degmadda Waaberi ee gobolka Banaadir. Ciidanka la weeraray ayaa ku sugnaa Xaafadda Cali-Boolaay ee Degmada Waabari, sida dadka deegaanka ay u sheegeen Hiraan Online. Qaraxa kadib, ayaa waxaa la maqlay rasaas xooggan oo ay fureen Ciidamada Dowladda ee Weerarkaasi lagu beegsaday. Lama oga khasaaraha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35939,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35938","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35938","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35938"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35938\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35941,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35938\/revisions\/35941"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35939"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35938"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35938"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35938"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}