{"id":35931,"date":"2017-04-18T03:33:11","date_gmt":"2017-04-18T00:33:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35931"},"modified":"2017-04-18T03:34:15","modified_gmt":"2017-04-18T00:34:15","slug":"wasaaradda-dastuurka-iyo-isbaheysiga-xisbiyada-siyaasadda-soomaaliya-oo-muqdisho-kulan-ku-yeeshey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/wasaaradda-dastuurka-iyo-isbaheysiga-xisbiyada-siyaasadda-soomaaliya-oo-muqdisho-kulan-ku-yeeshey\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Dastuurka iyo Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya oo Muqdisho kulan ku yeeshey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/wasaaradda-dastuurka-iyo-isbaheysiga-xisbiyada-siyaasadda-soomaaliya-oo-muqdisho-kulan-ku-yeeshey\/kulan-w-dastuurka\/\" rel=\"attachment wp-att-35932\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35932\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/kulan-w-dastuurka.jpg\" alt=\"\" width=\"576\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/kulan-w-dastuurka.jpg 576w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/kulan-w-dastuurka-180x300.jpg 180w\" sizes=\"auto, (max-width: 576px) 100vw, 576px\" \/><\/a>Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya iyo Wasaaradda Dastuurka Wasiirkeeda C\/raxmaan Xoosh Jibriil,Agaasimaha guud ee wasaarada,iyo Xubno kale ayaa kulan looga hadlayo dib u eegista Dastuurka Muqdisho ku yeeshey Maanta.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa dhanka kale waxaa goob joog ahaa Gudoonka Isbaheysiga,xildhibaano Xisbiyada ka tirsan iyo Gudoomiyeyaasha Xisbiyada,xoghayaha guud ee gudiga Doorashooyinka Madaxa banaan Daahir Mire Jibriil iyo Xubno Xisbiyada ka tirsan,waxaana Dood iyo falanqeyn kadib leysku af gartey:-<\/p>\n<p>1 In Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasaddu soo magacaabaan Gudi si joogto ah ula shaqeeya Wasaaradda Dastuurka.<\/p>\n<p>2 In dib u eegista Dastuurku noqoto mid ka turjumeysa Danta guud ee mustaqbalka fog Dalka iyo Dadkaba,lagana ilaaliyo Dan gaara iyo faragelin shisheeye.<\/p>\n<p>3 In wasaaradu ka hesho Gobolka Banaadir Canshuurihiisa miizaaniyad joogto ah lagana soo celiyo dhaqaalaha la siiyo Rugta ganacsiga iyo Bangiga Horumarinta kuwaas oo aan wax faa&#8217;iido ah u laheyn Dalka loona siiyey markii horaba si loogu fushado dano gaar ah iyo nin jecleysi.<\/p>\n<p>Waamarkii ugu horesey ee wasaarad kamid ah wasaaradaha dalka ay kala tashato Axzaabta Hawlaha ay u xilsaarantahey Qaranka Waana ku mahadsanyahey Wasiir C\/raxmaan Xoosh Jibriil ayuu yiri Gudoomiyaha Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasadda Cali Maxamed Nuux Timajilic oo warbaahinta la hadley kulanka kadib isagoo balan qaadey in Xisbiyadu la shaqeyn doonaan dhamaan wasaaradaha qaranka ayna ku dadaali doonaan sidii looga gudbi lahaa Qabyaaladda iyo Nidaamka 4.5.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/becco-51\/\" rel=\"attachment wp-att-35657\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35657\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/tabaarak-45\/\" rel=\"attachment wp-att-35658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/hormuud-logo-34\/\" rel=\"attachment wp-att-35656\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35656\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/salaam-bank-54\/\" rel=\"attachment wp-att-35659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya iyo Wasaaradda Dastuurka Wasiirkeeda C\/raxmaan Xoosh Jibriil,Agaasimaha guud ee wasaarada,iyo Xubno kale ayaa kulan looga hadlayo dib u eegista Dastuurka Muqdisho ku yeeshey Maanta. Kulanka ayaa dhanka kale waxaa goob joog ahaa Gudoonka Isbaheysiga,xildhibaano Xisbiyada ka tirsan iyo Gudoomiyeyaasha Xisbiyada,xoghayaha guud ee gudiga Doorashooyinka Madaxa banaan Daahir Mire Jibriil iyo Xubno [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35932,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35931","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35931","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35931"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35931\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35934,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35931\/revisions\/35934"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35932"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35931"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35931"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35931"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}