{"id":35923,"date":"2017-04-18T01:36:56","date_gmt":"2017-04-17T22:36:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35923"},"modified":"2017-04-18T01:37:49","modified_gmt":"2017-04-17T22:37:49","slug":"daraasiin-caruur-ah-oo-la-ildaran-cudurka-shuban-biyoodka-gbakool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/daraasiin-caruur-ah-oo-la-ildaran-cudurka-shuban-biyoodka-gbakool\/","title":{"rendered":"Daraasiin Caruur ah oo la ildaran Cudurka Shuban biyoodka G\/Bakool."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/daraasiin-caruur-ah-oo-la-ildaran-cudurka-shuban-biyoodka-gbakool\/bakool1\/\" rel=\"attachment wp-att-35924\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35924\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/bakool1.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"429\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/bakool1.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/bakool1-300x201.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Daraasiin carruur ah oo la ildarnaa cudurka Shuban Biyoodka ayaa saacadihii lasoo dhaafay ku geeryooday deegaannada Aato, Yeed iyo deegaanno kale oo hoostaga degmadda Xudur ee Gobolka Bakool.<\/p>\n<p>Masuuliyiinta deegaannada, ayaa dhawaan u qeyla dhaamiyay hay\u2019addaha, waxaana ay ka dalbadeen in gar-gaar bani\u2019aadanimo la gaarsiiyo dadka ku nool Gobolka Bakool.<\/p>\n<p>Dadka geeryooday ayaa la sheegay in ay isugu jiraan carruur iyo dad waaweyn.<\/p>\n<p>Xildhibaan Dhubad Maxamed Dhaqane oo ka mid ah Baarlamaanka Maamulka Koofur Galbeed, ayaa sheegay in deegaannada hoos yimaada Xudur, in fara ba\u2019an uu ku hayo Shuban Biyood.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Xildhibaanka ayaa ka dhawaajiyay in dadkaasi ay u baahan yihiin Dawooyin, Raashiin iyo wax walba oo kaabi kara Noloshooda.<\/p>\n<p>Deegaannada Koonfur-Galbeed, ayaa ka mid ah meelaha ay sida daran u saameeyeen Abaaraha iyo cudurada ay ka midka yihiin Shuban Biyoodka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Maamulka Koonfur-Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa dhawaan waxaa uu dalbaday in gar-gaar deg-deg ah lala soo gaaro dadka cudurada iyo Abaaraha ay ku ragaadinayaan Koonfur-Galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/becco-51\/\" rel=\"attachment wp-att-35657\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35657\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/tabaarak-45\/\" rel=\"attachment wp-att-35658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/hormuud-logo-34\/\" rel=\"attachment wp-att-35656\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35656\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/salaam-bank-54\/\" rel=\"attachment wp-att-35659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Daraasiin carruur ah oo la ildarnaa cudurka Shuban Biyoodka ayaa saacadihii lasoo dhaafay ku geeryooday deegaannada Aato, Yeed iyo deegaanno kale oo hoostaga degmadda Xudur ee Gobolka Bakool. Masuuliyiinta deegaannada, ayaa dhawaan u qeyla dhaamiyay hay\u2019addaha, waxaana ay ka dalbadeen in gar-gaar bani\u2019aadanimo la gaarsiiyo dadka ku nool Gobolka Bakool. Dadka geeryooday ayaa la sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35924,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35923","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35923","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35923"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35923\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35926,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35923\/revisions\/35926"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35924"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35923"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35923"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35923"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}