{"id":35907,"date":"2017-04-17T21:50:21","date_gmt":"2017-04-17T18:50:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35907"},"modified":"2017-04-17T21:53:09","modified_gmt":"2017-04-17T18:53:09","slug":"kolonyo-ciidamada-kenya-oo-qarax-lagula-eegtey-gjubadda-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/kolonyo-ciidamada-kenya-oo-qarax-lagula-eegtey-gjubadda-hoose\/","title":{"rendered":"Kolonyo Ciidamada Kenya oo Qarax lagula eegtey G\/Jubadda Hoose."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/kolonyo-ciidamada-kenya-oo-qarax-lagula-eegtey-gjubadda-hoose\/kenya-qarax\/\" rel=\"attachment wp-att-35908\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35908\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/kenya-qarax.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"438\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/kenya-qarax.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/kenya-qarax-300x199.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Kolonyo ay la socdeen ciidanka dowladda Kenya ayaa qarax miino lagula eegtay duleedka degaanka Hoosingow ee Gobolka Jubbada Hoose.<\/p>\n<p>Dadka deegaanka ayaa Hiiraan Online u sheegay, in qaraxa uu ahaa Miinada dhulka lagu aaso.<\/p>\n<p>Lama oga khasaaraha gaaray ciidanka Kenya ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Africa ee AMISOM.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Xarakadda Al Shabaab ayaa sheegtay in qarax miino ay ku dileen 7 askari oo ka tirsanaa ciidanka Kenya, balse saraakiisha ciidanka Kenya wali kama aysan hadlin Qaraxaasi.<\/p>\n<p>Masuuliyiinta dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamulka Jubaland wali kama aysan hadlin, Qaraxa miino ee lagu weeraray ciidanka Kenya.<\/p>\n<p>Weerarka lagu qaaday kolonyada ciidanka dowladda Kenya ayaa kusoo aadeysay xili 12-kii bishan April, diyaaradaha dagaalka dowladda Kenya, ay duqeeyeen saldhigyo Al Shabaab ay ku leeyihiin gobolka Jubbada Hoose ee Koofurta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Duqeynta ayaa ka dhacday deegaanka Kaanjaroon oo qiyaastii 60km koonfur ka xiga Magaalladda Kismaayo.<\/p>\n<p>Deegaannada ayaa waxaa maamulla Xarakadda Al Shabaab, sida dadka deegaanka ay sheegeen.<\/p>\n<p>Al shabaab ayaa ku xooggan qeybo ka mid ah Jubbooyinka, waxaana dhawaan dagaal xooggan oo u dhexeeya Al Shabaab iyo ciidanka Kenya uu ka dhacay deegaanka Kudhaa.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/becco-51\/\" rel=\"attachment wp-att-35657\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35657\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/tabaarak-45\/\" rel=\"attachment wp-att-35658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/hormuud-logo-34\/\" rel=\"attachment wp-att-35656\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35656\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/salaam-bank-54\/\" rel=\"attachment wp-att-35659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kolonyo ay la socdeen ciidanka dowladda Kenya ayaa qarax miino lagula eegtay duleedka degaanka Hoosingow ee Gobolka Jubbada Hoose. Dadka deegaanka ayaa Hiiraan Online u sheegay, in qaraxa uu ahaa Miinada dhulka lagu aaso. Lama oga khasaaraha gaaray ciidanka Kenya ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Africa ee AMISOM. Dhinaca kale Xarakadda Al Shabaab ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35908,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35907","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35907","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35907"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35907\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35910,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35907\/revisions\/35910"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35908"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35907"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35907"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35907"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}