{"id":3590,"date":"2011-10-15T10:46:53","date_gmt":"2011-10-15T10:46:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3590"},"modified":"2011-10-15T10:46:53","modified_gmt":"2011-10-15T10:46:53","slug":"hayaddaha-gargaarka-xeryaha-qaxootiga-dhadhaab-oo-maalintii-2aad-hakad-ku-jiro-howlaha-ay-ka-qabanjireen-xeryahaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/10\/hayaddaha-gargaarka-xeryaha-qaxootiga-dhadhaab-oo-maalintii-2aad-hakad-ku-jiro-howlaha-ay-ka-qabanjireen-xeryahaasi\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;addaha Gargaarka Xeryaha Qaxootiga Dhadhaab Oo Maalintii 2Aad Hakad Ku Jiro Howlaha Ay Ka Qabanjireen Xeryahaasi"},"content":{"rendered":"<p>Hay&#8217;addaha gargaarka ee ka howlgalijiray xeryaha Qaxootiga Ee Dhadhaab ayaa joojiyay Guud ahaan shaqooyinka gurmadka ay ka wadaan xeryahaasi.<\/p>\n<p>Shaqo-joojintan ayaa waxay ka danbeysay kaddib markii xeryahaasi laga afduubtay laba ka tirsan shaqaalaha gar-gaarka oo u shaqeynayay hay&#8217;adda <strong>MSF Spain<\/strong>.<\/p>\n<p>Labadan shaqaalaha ah oo ah laba haween ah ayaa niman hubeysan ay afduubteen iyagoo sidoo kalena dhaawac gaarsiiyay darawalkii waday.<\/p>\n<p>Ilaa hadda lama oga meesha la geeyay shaqaalahan la afduubtay, balse mas&#8217;uulliyiinta ka tirsan dowlada Kenya ayaa sheegay inay ka shikisan yihiin in dadka afduubka geystay ay yihiin Soomaali islamarkaan ay gacansar la leeyihiin Xarakada mujaahidiinta al-shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay&#8217;addaha gargaarka ee ka howlgalijiray xeryaha Qaxootiga Ee Dhadhaab ayaa joojiyay Guud ahaan shaqooyinka gurmadka ay ka wadaan xeryahaasi. Shaqo-joojintan ayaa waxay ka danbeysay kaddib markii xeryahaasi laga afduubtay laba ka tirsan shaqaalaha gar-gaarka oo u shaqeynayay hay&#8217;adda MSF Spain. Labadan shaqaalaha ah oo ah laba haween ah ayaa niman hubeysan ay afduubteen iyagoo sidoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3590","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3590","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3590"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3590\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3597,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3590\/revisions\/3597"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3590"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3590"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3590"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}