{"id":35889,"date":"2017-04-16T23:45:21","date_gmt":"2017-04-16T20:45:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35889"},"modified":"2017-04-16T23:53:49","modified_gmt":"2017-04-16T20:53:49","slug":"guddoomiyaha-cusub-ee-gobolka-banaadir-ahna-duqa-muqdisho-oo-xilkii-kala-wareegey-duqii-hore","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/guddoomiyaha-cusub-ee-gobolka-banaadir-ahna-duqa-muqdisho-oo-xilkii-kala-wareegey-duqii-hore\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho oo Xilkii kala wareegey Duqii hore."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/guddoomiyaha-cusub-ee-gobolka-banaadir-ahna-duqa-muqdisho-oo-xilkii-kala-wareegey-duqii-hore\/gudomiye-cusub-g-banadir\/\" rel=\"attachment wp-att-35890\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35890\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/gudomiye-cusub-g-banadir.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/gudomiye-cusub-g-banadir.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/gudomiye-cusub-g-banadir-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa xalay xilka kala wareegay Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale.<\/p>\n<p>Munaasabad lagu qabtay xarunta Aqalka dowladda Hoose, ayaa waxaa kasoo qeyb-galay Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre, mudanayaal ka kala socday Baarlamaanka, Aqalka sare iyo Golaha Wasiiradda.<\/p>\n<p>Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale, ayaa munaasabada kusoo bandhigay waxqabadkii maamulkiisa intii uu ahaa Guddoomiyaha Gobolka.<\/p>\n<p>Mudane Madaale, ayaa sheegay in uu u mahadcelinayo dadkii lasoo shaqeeyay mudadii uu xilka hayay, isagoona dhinaca kale sheegay in aysan jirin dad uu farqaha ku sitay, sida uu hadalka u dhigya.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa munaasabada ka hadlay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed, waxaana uu sheegay in dadka hadda jooga gobolka ay ku filanyihiin shaqada.<\/p>\n<p>Dhinaca kale waxaa uu ballan qaaday inuu shaqadii uu qabtay Guddoomiyihii hore uu halkeeda ka sii wadi doono.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre, oo munaasabada ka hadlay ayaa sheegay in horumarka uu dalka gaaray laga dareemi karo xaflada xil wareejinta oo xilli habeen ka dhacay magaalladda.<\/p>\n<p>Mudane, Khayre ayaa u mahadceliyay labada musuul ee xilka sida nabad-gelyada isugu wareejiyay, isagoona dhinaca kale sheegay in shaqo laga sugayo Guddoomiyaha cusub iyo in halkeedii uu kasii wado shaqadii uu qabtay Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale.<\/p>\n<p>Sida muuqatay munaasabadii xalay ka dhacday magaalladda Muqdhsu, ayaa waxaa laga dareemayay farxad iyo reyn-reyn.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah wadooyinka dhinac mara xaruunta Gobolka Banaadir, ayaa xalay la xiray waxaana ciidamada ay diidayeen in gawaarida ay isticmaalaan qeybo ka mid ah degmadda Xamar-weyne.<\/p>\n<p><strong>Qeyb ka mid ah Taariikhda Guddoomiyaha cusub:\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/Apr\/2017416636279107123412484Thabit1.jpg\" alt=\"\" \/><br \/>\nTaabid Cabdi Maxamed ayaa ahaa ku-xigeenka Safiirka Somalia u jooga Caasimadda dalka Maraykanka ee Washington DC.<\/p>\n<p>Taabit Cabdi Maxamed waxa uu La-taliye Madax-bannaan oo Siyaasadeed (An independent Political Advisor) \u00a0ahaan kula soo shaqeeyey Hay\u2019addo Dowladeed iyo kuwo aan Dowli ahayn (NGO) ka hawlgala Bariga Afrika.<\/p>\n<p>Waa Khabiir aqoon u leh Siyaasadaha Gobalka (Regional Politics), Siyaasadda Guud (Public Policy), Xiriiradda Dibedda (Foreign Relations), Diplomaasiydda iyo Hoggaaminta (Diplomacy and Leadership).<\/p>\n<p>Laga soo bilaabo sannadkii 2013-kii ilaa 2014-kii, waxa uu ahaa Sii-hayaha Agaasimha Madaxtooyadda iyo Ku-xigeenka Madaxa Shaqaalaha iyo Maareynta Hawlgalladda ee Xafiiska Madaxweynaha Somalia.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/becco-51\/\" rel=\"attachment wp-att-35657\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35657\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/tabaarak-45\/\" rel=\"attachment wp-att-35658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/hormuud-logo-34\/\" rel=\"attachment wp-att-35656\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35656\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/salaam-bank-54\/\" rel=\"attachment wp-att-35659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa xalay xilka kala wareegay Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale. Munaasabad lagu qabtay xarunta Aqalka dowladda Hoose, ayaa waxaa kasoo qeyb-galay Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre, mudanayaal ka kala socday Baarlamaanka, Aqalka sare iyo Golaha Wasiiradda. Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35890,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35889","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35889","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35889"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35889\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35892,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35889\/revisions\/35892"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35890"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35889"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35889"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35889"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}