{"id":35881,"date":"2017-04-16T22:12:12","date_gmt":"2017-04-16T19:12:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35881"},"modified":"2017-04-16T22:15:27","modified_gmt":"2017-04-16T19:15:27","slug":"shirka-madaxda-feeralka-iyo-maamul-goboleedyada-oo-maanta-soo-gabangaboobey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/shirka-madaxda-feeralka-iyo-maamul-goboleedyada-oo-maanta-soo-gabangaboobey\/","title":{"rendered":"SHirka Madaxda Feeralka iyo Maamul goboleedyada oo Maanta soo gabangaboobey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/shirka-madaxda-feeralka-iyo-maamul-goboleedyada-oo-maanta-soo-gabangaboobey\/shirka-madaxda1\/\" rel=\"attachment wp-att-35882\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35882\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/shirka-madaxda1.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/shirka-madaxda1.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/shirka-madaxda1-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Waxaa maanta magaalladda Muqdishu la filayaa in lagu soo gaba-gabeeyo shirka u socda madaxda dowladda Fedaraalka iyo hogaamiyeyaasha Dowlad-Goballeedyada hoosyimaada Dowladda Fedaraalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Shirka ayaa shalay waxaa Madaxtooyada Soomaaliya ka furay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed.<\/p>\n<p>Furitaanka kullankii shalay waxaa ka qeyb-galay Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, Guddoomiyaha Baarlamaanka Pro Jawaari, Madaxweynaha Puntland C\/wali Maxamed Cali Gaas, Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe, Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sh Aadan, Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble iyo Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey.<\/p>\n<p>Arrimaha looga hadlay kullanka waxaa ugu muhiimsan Xoojinta xiriirka wada shaqeyneed ee dowladda federaalka iyo Maamul-Gobolleedyada, xasilinta ammniga dalka iyo shir dhawaan la filayo in uu ka dhaco dalka Ingiriiska oo looga hadalayo horumarinta iyo taageeridda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxwaynaha jamhuuriyadda federaalka, mudane Maxamed C\/laahi Maxamed Farmaajo ayaa furitaanka shirkan ka sheegay in waxa ugu weyn ee lagaga wada hadlayo ay tahay sugidda amniga qaranka.<\/p>\n<p>Shirka London Somalia Conference ee bisha May ka furmaya magaalladda London, ayaa waxaa looga hadli doonaa arrimaha Soomaaliya, sida ammaanka, dowlad-wanaaga, arrimaha abaaraha iyo dimuqraadiyada.<\/p>\n<p>War murtiyeed ayaa la filayaa in maanta laga soo saaro kullanka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/becco-51\/\" rel=\"attachment wp-att-35657\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35657\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/tabaarak-45\/\" rel=\"attachment wp-att-35658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/hormuud-logo-34\/\" rel=\"attachment wp-att-35656\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35656\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/salaam-bank-54\/\" rel=\"attachment wp-att-35659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta magaalladda Muqdishu la filayaa in lagu soo gaba-gabeeyo shirka u socda madaxda dowladda Fedaraalka iyo hogaamiyeyaasha Dowlad-Goballeedyada hoosyimaada Dowladda Fedaraalka Soomaaliya. Shirka ayaa shalay waxaa Madaxtooyada Soomaaliya ka furay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed. Furitaanka kullankii shalay waxaa ka qeyb-galay Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, Guddoomiyaha Baarlamaanka Pro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35882,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35881","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35881","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35881"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35881\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35884,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35881\/revisions\/35884"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35882"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35881"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35881"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35881"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}