{"id":35877,"date":"2017-04-16T21:51:00","date_gmt":"2017-04-16T18:51:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35877"},"modified":"2017-04-16T21:54:52","modified_gmt":"2017-04-16T18:54:52","slug":"rag-la-sheegey-in-ay-hoobiyeyaal-ku-ridayeen-muqdisho-oo-la-toogtey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/rag-la-sheegey-in-ay-hoobiyeyaal-ku-ridayeen-muqdisho-oo-la-toogtey\/","title":{"rendered":"Rag la sheegey in ay Hoobiyeyaal ku ridayeen Muqdisho oo la Toogtey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/rag-la-sheegey-in-ay-hoobiyeyaal-ku-ridayeen-muqdisho-oo-la-toogtey\/muqdisho-hoobiye-2\/\" rel=\"attachment wp-att-35878\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35878\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/muqdisho-hoobiye.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/muqdisho-hoobiye.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/muqdisho-hoobiye-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Ciidanka ammaanka dowladda Soomaaliya, ayaa gacanta kusoo dhigay koox hubeysan oo xalay fiidkii nin ku dilay Buundada Ansalooti ee Degmada Xamar-jajab ee magaalladda Muqdishu.<\/p>\n<p>Kooxdii hubeysneed, ayaa watay Bastoolado iyo gaari nooca raaxada ah, sida dadka deegaanka ay u sheegeen WARSOM.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, warar aan helnay ayaa sheegaya in ninka la dilay uu ka tirsanaa shaqaalaha madaxtooyada, waxaana lagu magacaabi jiray Maxamed Axmed Cali.<\/p>\n<p>Sidoo kale rasaastii ay kooxda fureen ayaa waxaa ku dhaawacmay nin kale oo la socday marxuumka la dilay.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha degmada Xamar jajab Axmed Cismaan Dhoore ayaa warbaahinta u sheegay in ragga dilka geysatay iyo gaarigii ay wateen gacanta lagu soo dhigay xili ay isku dayayeen in ay baxsadaan.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha degmada ayaa intaa ku darray in raggan la qabtay lagu wareejin doono laamaha danbi baarista dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Magaalladda Muqdishu, ayaa beryihii lasoo dhaafay waxaa ka dhacayay dilal gaadma ah oo inta badan kooxaha fuliyana ay baxsan jireen.<\/p>\n<p>Jimcihii lasoo dhaafay, Kooxo hubeysan ayaa magaalladda Muqdishu ku dilay Nabadoon caan ah, oo ka mid ahaa Ergadii wax ka dooratay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Nabadoonka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Jimcaale Doon-Gaalle, waxaana dilkiisa uu ka dhacay nawaaxiga Isgooyska labo-dhagax ee Muqdishu.<\/p>\n<p>Marxuumka ayaa la sheegay in uu ka mid ahaa Ergadii Xildhibaanada ku soo dooratay Magaalladda Cadaado ee xaruunta kumeel-gaarka maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Kooxihii dilka geystay ayaa la sheegay in ay ahaayeen kuwo ku hubeysan Bistoolado, waxaana ay ka baxsadeen goobta markii dilka ay geysteen kadib.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/becco-51\/\" rel=\"attachment wp-att-35657\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35657\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/tabaarak-45\/\" rel=\"attachment wp-att-35658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/hormuud-logo-34\/\" rel=\"attachment wp-att-35656\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35656\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/salaam-bank-54\/\" rel=\"attachment wp-att-35659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka ammaanka dowladda Soomaaliya, ayaa gacanta kusoo dhigay koox hubeysan oo xalay fiidkii nin ku dilay Buundada Ansalooti ee Degmada Xamar-jajab ee magaalladda Muqdishu. Kooxdii hubeysneed, ayaa watay Bastoolado iyo gaari nooca raaxada ah, sida dadka deegaanka ay u sheegeen WARSOM. Dhinaca kale, warar aan helnay ayaa sheegaya in ninka la dilay uu ka tirsanaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35878,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35877","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35877","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35877"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35877\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35880,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35877\/revisions\/35880"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35878"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35877"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35877"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35877"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}