{"id":35866,"date":"2017-04-15T22:50:49","date_gmt":"2017-04-15T19:50:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35866"},"modified":"2017-04-15T22:53:16","modified_gmt":"2017-04-15T19:53:16","slug":"urur-diimeedka-al-saadicuun-bil-xaq-oo-puntland-laga-mamnuucey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/urur-diimeedka-al-saadicuun-bil-xaq-oo-puntland-laga-mamnuucey\/","title":{"rendered":"Urur Diimeedka Al-saadicuun bil xaq oo Puntland laga Mamnuucey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/urur-diimeedka-al-saadicuun-bil-xaq-oo-puntland-laga-mamnuucey\/saadicuun-puntland-mamnuuc\/\" rel=\"attachment wp-att-35867\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35867\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/saadicuun-puntland-mamnuuc.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/saadicuun-puntland-mamnuuc.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/saadicuun-puntland-mamnuuc-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Kulan balaaran oo maanta ka dhacay magaalada Garowe ayaa looga soo horjeestay koox diimeed-ka &#8216;Saadicuun Bilxaq&#8217; oo dhawaan looga dhawaaqay qaybo kamid ah Somalia oo ay ku jirto magaalada Garowe.<\/p>\n<p>Waxaa ka soo qayb-galay kulankan maamulka gobolka Nugaal , taliyayaasha ciidamada amniga Puntland oo ay ku jiraan kuwa qaabilsan la dagaalanka argagaxisada iyo madax sar-sare oo ka tirsan maamulka.<\/p>\n<p>&#8220;Gobolka Nugaal waxaa laga mamnuucay urur diimeedka Takfiir iyo kan hadda la magac baxay &#8216;Saadicuun-bilxaq&#8217;, laakin annagu aanu u naqaan-no &#8220;Al-saariquuna bilxaq&#8221; \u00a0kuwii xaq-qa xaday \u00a0&#8221; ayuu yiri gudoomiyaha gobolka Nugaal Cumar C\/laahi Faraweyne.<\/p>\n<p>&#8220;Alsaariquuna Bilxaq &#8216; waxa uu kamid noqonayaa burcad diimeedka dagaalka \u00a0ay kula jirto Puntland sida Al-shabaab iyo Daacish ,waxaana shacabka laga codsanayaa in ay la shaqeeyaan ciidamada ammaanka, \u00a0soona sheegaan meelaha ay ku dhuumaalaysanayaan kooxdan &#8221; ayuu mar kale yiri Far-weyne.<\/p>\n<p>Waxa uu Faraweyne sheegay in laanta la dagaalanka argagaxisada amar lagu siiyay in ay soo qab-qabtaan cid kasta oo ka tirsan kooxda &#8220;Saadicuun bilxaq&#8221;,waxaana uu sheegay in Garowe ay mamnuuc ka tahay in looga dhawaaqo koox diimeed aan sharciga waafaqsanayn.<\/p>\n<p>Ururkan oo ka soo farcamay Ikhwaanul muslimiinka dalka Masar ayaa qaba in dowladaha Islaamka ay shacabkooduba ay yihiin &#8216;gaalo&#8217; sida uu sheegay Shiekh Maxamed Cabdi Umal oo dhawaan qabtay Nadwo uu kaga hadlayay taarikhda kooxdan.<\/p>\n<p>Ugu danbayn , ururkan oo laba garab u qaybsan ayaa mid kamid ah xaruntiisu ay tahay degmada Qardho ee Puntland ,waxaana ololaha lagu qab-qabanayo xubnaha ka tirsan ururkan horey ugu dhawaaqay maamulka Somaliland.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/becco-51\/\" rel=\"attachment wp-att-35657\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35657\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/tabaarak-45\/\" rel=\"attachment wp-att-35658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/hormuud-logo-34\/\" rel=\"attachment wp-att-35656\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35656\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/salaam-bank-54\/\" rel=\"attachment wp-att-35659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan balaaran oo maanta ka dhacay magaalada Garowe ayaa looga soo horjeestay koox diimeed-ka &#8216;Saadicuun Bilxaq&#8217; oo dhawaan looga dhawaaqay qaybo kamid ah Somalia oo ay ku jirto magaalada Garowe. Waxaa ka soo qayb-galay kulankan maamulka gobolka Nugaal , taliyayaasha ciidamada amniga Puntland oo ay ku jiraan kuwa qaabilsan la dagaalanka argagaxisada iyo madax sar-sare [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35867,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35866","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35866","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35866"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35866\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35869,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35866\/revisions\/35869"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35867"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35866"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35866"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35866"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}