{"id":35824,"date":"2017-04-14T20:48:38","date_gmt":"2017-04-14T17:48:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35824"},"modified":"2017-04-14T21:12:15","modified_gmt":"2017-04-14T18:12:15","slug":"guddiyada-joogtada-ah-ee-barlamaanka-federalka-soomaaliya-oo-gudoomiyeyaashooda-qaar-la-oortey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/guddiyada-joogtada-ah-ee-barlamaanka-federalka-soomaaliya-oo-gudoomiyeyaashooda-qaar-la-oortey\/","title":{"rendered":"Guddiyada Joogtada ah ee Barlamaanka Federalka Soomaaliya oo gudoomiyeyaashooda Qaar la oortey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/guddiyada-joogtada-ah-ee-barlamaanka-federalka-soomaaliya-oo-gudoomiyeyaashooda-qaar-la-oortey\/barlamaanka-f-s-3\/\" rel=\"attachment wp-att-35825\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35825\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/barlamaanka-f-s-1.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/barlamaanka-f-s-1.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/barlamaanka-f-s-1-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Baarlamaanka Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa doortay qaar ka mid ah Guddoomiyeyaasha Guddiyada joogtada ah ee golaha Shacabka.<\/p>\n<p>Mudanayaasha ayaa Guddiyada ku doortay kullan ay ku yeesheen xarunta Villa Hargeysa ee magaalladda Muqdisho.<\/p>\n<p>Kullankii ay yeesheen Baarlamaanka Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa waxaa ka qeyb-galay Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee golaha Shacabka, Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudeey iyo Guddoomiye ku-xigenka labaad ee golaha Baarlamaanka Mahad Cabdalla Cawad .<\/p>\n<p>Guddiyada la doortay ayaa gaaray ilaa saddex guddi iyo ku-xigeenadooda.<\/p>\n<p>1-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre waxaa loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Kheyraadka dabiiciga.<\/p>\n<p>2-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Xildhibaan Sagal Isxaaq Biixi ayaa loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Baarlamaanka.<\/p>\n<p>3-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Xildhibaan Malaaq Dhaayow ayaa loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Beeraha.<\/p>\n<p>Doorashadii shalay oo khamiis ahayd dhacday ayaa la sheegay in bilow ay u tahay dhismaha Guddoomiyeyaasha guddiyada joogtada ee Baarlamaanka.<\/p>\n<p>Maalmaha \u00a0soo aadan ayaa la filayaa in la dhameestiro dhamaan guddiyada joogtada ah ee Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/becco-51\/\" rel=\"attachment wp-att-35657\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35657\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/tabaarak-45\/\" rel=\"attachment wp-att-35658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/hormuud-logo-34\/\" rel=\"attachment wp-att-35656\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35656\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/salaam-bank-54\/\" rel=\"attachment wp-att-35659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baarlamaanka Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa doortay qaar ka mid ah Guddoomiyeyaasha Guddiyada joogtada ah ee golaha Shacabka. Mudanayaasha ayaa Guddiyada ku doortay kullan ay ku yeesheen xarunta Villa Hargeysa ee magaalladda Muqdisho. Kullankii ay yeesheen Baarlamaanka Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa waxaa ka qeyb-galay Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee golaha Shacabka, Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudeey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35825,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35824","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35824","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35824"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35824\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35827,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35824\/revisions\/35827"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35825"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35824"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35824"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35824"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}