{"id":35816,"date":"2017-04-14T19:59:28","date_gmt":"2017-04-14T16:59:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35816"},"modified":"2017-04-14T19:59:57","modified_gmt":"2017-04-14T16:59:57","slug":"dawladda-federalka-soomaaliya-oo-shaacisey-tirada-dadka-gargaarka-u-baahan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-shaacisey-tirada-dadka-gargaarka-u-baahan\/","title":{"rendered":"Dawladda Federalka Soomaaliya oo shaacisey tirada Dadka Gargaarka u baahan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-shaacisey-tirada-dadka-gargaarka-u-baahan\/abaaraha-soomaaliya\/\" rel=\"attachment wp-att-35817\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35817\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/abaaraha-soomaaliya.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"407\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/abaaraha-soomaaliya.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/abaaraha-soomaaliya-300x191.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Wasiirka wasaarada gargaarka iyo maareynta msiibooyinka dowladda federaalka Soomaaliya Dr Maryan Qaasim ayaa sheegtay in lix milyan oo ruux oo Soomaali ah u baahan yihiin in gargaar deg deg ah lala gaaro.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka oo warbixin ka hor jeedisay shirkii gollaha wasiirada ee maalintii shalay ayaa sheegtay in ilaa lix malyan oo ruux oo Soomaali ah ay gaajo iyo macaluul daran wajahayaan sidaa daraadeed lagama maarmaan tahay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo gaarsiiyo gargaarka ay u baahan yihiin.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Wasaarada waxaa ay diyaarisay nidaam lagu xagaajinayo isku dabaridka hay\u2019addaha gargaarka bixiya iyo dowladda ayuu sheegay\u2019\u2019 wasiirka warfaafinta C\/raxman Yariisoow oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda federaalka ayaa sheegtay in ay wado dadaalo la doonayo in lagu badbaadiyo nolasha malaayiin ruux oo Soomaali ah oo la daalaa dhacaya macaluul ka dhalatay abaarta daran ee ka jirta dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hay\u2019addaha caalamiga ah ee deeqaha bixiya ayaa laga dalbaday in ay wada shaqeyn buuxda la yeeshaan wasaarada gargaarka iyo maareynta masiibooyinka, si ay u fududaato in dadka\u00a0 la gaarsiiyo gargaar ay u baahan yihiin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiir Maryan Qaasim ayaa dhawaan waxaa ay booqasho ku tagtay xeryo ku yaalla magaalooyinka Baydhabo, Kismaayo iyo magaalada Muqdisho, si loogu guurgalo xaalada dadka barakacayaasha.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/becco-51\/\" rel=\"attachment wp-att-35657\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35657\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/tabaarak-45\/\" rel=\"attachment wp-att-35658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/hormuud-logo-34\/\" rel=\"attachment wp-att-35656\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35656\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/salaam-bank-54\/\" rel=\"attachment wp-att-35659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka wasaarada gargaarka iyo maareynta msiibooyinka dowladda federaalka Soomaaliya Dr Maryan Qaasim ayaa sheegtay in lix milyan oo ruux oo Soomaali ah u baahan yihiin in gargaar deg deg ah lala gaaro. Wasiirka oo warbixin ka hor jeedisay shirkii gollaha wasiirada ee maalintii shalay ayaa sheegtay in ilaa lix malyan oo ruux oo Soomaali ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35817,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35816","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35816","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35816"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35816\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35819,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35816\/revisions\/35819"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35817"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35816"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35816"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35816"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}