{"id":35811,"date":"2017-04-14T19:48:24","date_gmt":"2017-04-14T16:48:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35811"},"modified":"2017-04-14T19:49:51","modified_gmt":"2017-04-14T16:49:51","slug":"muqdisho-oo-xaley-lagu-diley-nabadoon-caan-ah-kana-mid-ahaa-odayaashii-barlamaanka-soo-xuley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/muqdisho-oo-xaley-lagu-diley-nabadoon-caan-ah-kana-mid-ahaa-odayaashii-barlamaanka-soo-xuley\/","title":{"rendered":"Muqdisho oo Xaley lagu diley Nabadoon Caan ah kana mid ahaa odayaashii Barlamaanka soo xuley."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/muqdisho-oo-xaley-lagu-diley-nabadoon-caan-ah-kana-mid-ahaa-odayaashii-barlamaanka-soo-xuley\/muqdisho-dabka-3\/\" rel=\"attachment wp-att-35813\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35813\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/muqdisho-dabka.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"353\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/muqdisho-dabka.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/muqdisho-dabka-300x160.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Kooxo hubeysan ayaa xalay magaalladda Muqdishu ku dilay Nabadoon caan ah, oo ka mid ahaa Ergadii wax ka dooratay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya. sida dad goob-joogayaal ah ay u sheegeen WARSOM.<\/p>\n<p>Nabadoonka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Jimcaale Doon-Gaalle, waxaana dilkiisa uu ka dhacay nawaaxiga Isgooyska labo-dhagax ee Muqdishu.<\/p>\n<p>Marxuumka ayaa la sheegay in uu ka mid ahaa Ergadii Xildhibaanada ku soo dooratay Magaalladda Cadaado ee xaruunta kumeel-gaarka maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Kooxihii dilka geystay ayaa la sheegay in ay ahaayeen kuwo ku hubeysan Bistoolado, waxaana ay ka baxsadeen goobta markii dilka ay geysteen kadib.<\/p>\n<p>Ciidanka dowladda ayaa gaaray halkii dilka uu ka dhacay waxaana ay sameeyeen howlgallo, balse uma suuragelin in ay helaan dableeydii dilka geystay.<\/p>\n<p>Ma jirto cid sheegatay masuuliyada dilka Nabadoon Jimcaale Doon-Gaalle.<\/p>\n<p>Bilihii lasoo dhaafay, waxaa beegsi lagu hayay Ergadii ka qeyb-qaadatay doorashooyinkii dhawaan ka dhacay caasimadaha maamul-goboleedyada dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/becco-51\/\" rel=\"attachment wp-att-35657\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35657\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/tabaarak-45\/\" rel=\"attachment wp-att-35658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/hormuud-logo-34\/\" rel=\"attachment wp-att-35656\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35656\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/salaam-bank-54\/\" rel=\"attachment wp-att-35659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxo hubeysan ayaa xalay magaalladda Muqdishu ku dilay Nabadoon caan ah, oo ka mid ahaa Ergadii wax ka dooratay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya. sida dad goob-joogayaal ah ay u sheegeen WARSOM. Nabadoonka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Jimcaale Doon-Gaalle, waxaana dilkiisa uu ka dhacay nawaaxiga Isgooyska labo-dhagax ee Muqdishu. Marxuumka ayaa la sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35813,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35811","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35811","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35811"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35811\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35815,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35811\/revisions\/35815"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35813"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35811"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35811"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35811"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}