{"id":35807,"date":"2017-04-14T19:33:42","date_gmt":"2017-04-14T16:33:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35807"},"modified":"2017-04-14T19:35:11","modified_gmt":"2017-04-14T16:35:11","slug":"askar-la-sheegey-in-ay-kasoo-goosteen-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-al-shabaab-soo-bandhigeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/askar-la-sheegey-in-ay-kasoo-goosteen-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-al-shabaab-soo-bandhigeen\/","title":{"rendered":"Askar la sheegey in ay kasoo goosteen Dawladda Federalka Soomaaliya oo Al-shabaab soo bandhigeen."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/askar-la-sheegey-in-ay-kasoo-goosteen-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-al-shabaab-soo-bandhigeen\/alshabaab-askar-baxsad\/\" rel=\"attachment wp-att-35808\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35808\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/alshabaab-askar-baxsad.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/alshabaab-askar-baxsad.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/alshabaab-askar-baxsad-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Xarakadda Al Shabaab ee Soomaaliya, ayaa soo bandhigay ku dhowaad 10 askari oo ay sheegeen in ay ka soo goosteen Ciidamada Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, sida hadalka ay u dhigeen.<\/p>\n<p>Al shabaab ayaa askarta ku soo bandhigay Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.<\/p>\n<p>Kooxda ayaa baraheeda warbaahineed ku faafisay in askarta ka soo goostay dowladda ay u sameyn doonnaan dhaqan celin.<\/p>\n<p>Ma jirto war ka madaxbanaan Al Shabaab oo xaqiijiyay askarta soo goosatay iyo tira ahaan inta ay gaarayaan.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya gaar ahaan saraakiisha ciidamadda ee ku sugan Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeelaha Dhexe, wali kama aysan hadlin warka ku saabsan askartaasi.<\/p>\n<p>Qeybo ka mid ah Gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa waxaa maamula Al Shabaab.<\/p>\n<p>Dhinaca kale ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa dhankooda sidan oo kale usoo bandhiga askar ka tirsan Al Shabaab oo ciidanka dowladda usoo gala.<\/p>\n<p>12-kii bishan April, \u00a0Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeedinayay munaasabada xuska 57 sano guuradii ka soo wareegtay aas-aaska ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa sheegay in dowladda diyaar u tahay wadahadal lala galo madaxda Al-shabaab.<\/p>\n<p>\u2018\u2019Waxaan leenahay hogaamiyaasha Al-shabaab mudo 10 sano ka badan ayaa dagaalameyseen, waxa aad leyneysaan oo aad hantidooda bur burineysaan waa dadkiinii, hubka iska dhiga oo noo imaada, waxaan diyaar u nahay in aan wada xaajood idinla furmo&#8221;, ayuu yiri madaxweynaha dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u2018\u2019Dowladda waxaa ka go\u2019an in mudo labo sano ah ku soo afjarto dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, haddii aysan u dhaganuglaan baaqa dowladda ee ah in ay hubka iska dhigaan wada xaajoodkana aqbalaan goobaha ay joogaan ayaan ugu tagi doonnaa\u2019\u2019 ayuu yiri madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/becco-51\/\" rel=\"attachment wp-att-35657\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35657\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/tabaarak-45\/\" rel=\"attachment wp-att-35658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/hormuud-logo-34\/\" rel=\"attachment wp-att-35656\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35656\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/salaam-bank-54\/\" rel=\"attachment wp-att-35659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarakadda Al Shabaab ee Soomaaliya, ayaa soo bandhigay ku dhowaad 10 askari oo ay sheegeen in ay ka soo goosteen Ciidamada Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, sida hadalka ay u dhigeen. Al shabaab ayaa askarta ku soo bandhigay Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Kooxda ayaa baraheeda warbaahineed ku faafisay in askarta ka soo goostay dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35808,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35807","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35807","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35807"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35807\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35810,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35807\/revisions\/35810"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35808"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35807"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35807"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35807"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}