{"id":35792,"date":"2017-04-14T00:46:55","date_gmt":"2017-04-13T21:46:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35792"},"modified":"2017-04-14T00:49:01","modified_gmt":"2017-04-13T21:49:01","slug":"hargeysa-oo-ganacsatadu-albaabada-isugu-dhufteen-sicir-barar-awgiis","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hargeysa-oo-ganacsatadu-albaabada-isugu-dhufteen-sicir-barar-awgiis\/","title":{"rendered":"Hargeysa oo Ganacsatadu Albaabada isugu dhufteen Sicir Barar awgiis."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hargeysa-oo-ganacsatadu-albaabada-isugu-dhufteen-sicir-barar-awgiis\/sicir-barar-hargeysa\/\" rel=\"attachment wp-att-35793\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35793\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/sicir-barar-Hargeysa.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"404\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/sicir-barar-Hargeysa.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/sicir-barar-Hargeysa-300x189.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Dadweynaha Somalialnd ayaa si weyn uga cabanaya sixir bararka dhanka lacagta ah oo bilhii u dambeeyey ka jiray Somaliland, taas oo sababtay in dadka danyarta lacagtoodii waxba u goyn wayday.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ganacsatadda suuqa Waaheen ee badhtamaha magaaladda Hargeysa ayaa saaka meheradahoogii albaabadda u laabay ka dib markii wax laga qaban waayey qiimo dhaca ku yimid shilingkii Somaliland oo marba marka ka dambaysa hoos usii dhacayey.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ganacsatadan suuqa waaheen ayaa mudaharaad salmi ah ka dhigay magaaladda,waxaana ciidanka amnigu ganacsatadda ku amrayeen inay goobahooda ganacsi furaan,isla markaana waxay ka hor tagayeen in mudaharaad balaadhani ka dhaco magaaladda, waxaana saaka aroortii hore goob walba la tubay ciidan u diyaar garoobay in aan mudaharaad ka dhicin magaaladda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadweynaha iyo ganacsatadda ayaa xukuumadda ku dhaliilay wax ka qabasho la\u2019aanta sicir bararka jira, sidoo kale waxa xukuumadda hore u fulin wayday go\u2019aamo ay soo saareen oo ay wax kaga qabanayeen sicir bararka, haseyeeshee waxay ka socon wayday dhinaca shirkadaha waaweyn oo iyago si toos ah uga hor yimid amarkaasi xukuumadda wax kaga qabanaysay, taas oo dadweynuhu aad uga cadhoodeen in amarkii ay go\u2019aamisay socon waayey, iyadoo maalmaha go\u2019aamadii ka soo baxay madaxweynaha uu hoos u dhacay sixir bararkii, balse maalmo ka dib halkii markii hore laga soo celiyey dib ugu noqday.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cmaanta boqolkii doolar waxa uu marayaa sagaal boqol oo Shiling Somalinad korna wuu u sii socdaa, halka barigii hore lagu sarifi jiray toddoba boqol iyo konton, markii ganacsataddu isku dayeen inay mudaharaad dhigaana ciidan xoogan ayaa suuqii la dhigay si aanay dadku iskugu soobixin\u201dayuu yidhi mid ka mid ah dadka ganacsatadda ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale, Baanka dhexe ee Somaliland oo ahayd inay sicir bararka wax ka qabto ayaan isagu awood lahayn,maadaama oo shirkadaha sarifka ay yihiin kuwo madax banaan oo iyagu sicirka suuqa iyagu jara.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cwaxaan rajaynaya in aan hoos u dhigno waana ku gudda jirnaa sidii aanu wax uga qaban lahayn\u201dayuu yidhi gudoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland<\/p>\n<p align=\"justify\">Si kastaba ha ahaatee, markii dambe waxa lagu guulaystay in dib loo furo ganacsataddii markii hore xidhnaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmailcom<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/becco-51\/\" rel=\"attachment wp-att-35657\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35657\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/tabaarak-45\/\" rel=\"attachment wp-att-35658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/hormuud-logo-34\/\" rel=\"attachment wp-att-35656\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35656\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/salaam-bank-54\/\" rel=\"attachment wp-att-35659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dadweynaha Somalialnd ayaa si weyn uga cabanaya sixir bararka dhanka lacagta ah oo bilhii u dambeeyey ka jiray Somaliland, taas oo sababtay in dadka danyarta lacagtoodii waxba u goyn wayday. Ganacsatadda suuqa Waaheen ee badhtamaha magaaladda Hargeysa ayaa saaka meheradahoogii albaabadda u laabay ka dib markii wax laga qaban waayey qiimo dhaca ku yimid shilingkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35793,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35792","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35792","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35792"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35792\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35795,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35792\/revisions\/35795"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35793"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35792"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35792"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35792"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}