{"id":35788,"date":"2017-04-14T00:34:02","date_gmt":"2017-04-13T21:34:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35788"},"modified":"2017-04-14T00:34:23","modified_gmt":"2017-04-13T21:34:23","slug":"wasiiradda-arrimaha-debedda-dalka-hindiya-oo-ka-hadashey-badbaadinta-badmaaxiin-dalkeeda-u-dhashey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/wasiiradda-arrimaha-debedda-dalka-hindiya-oo-ka-hadashey-badbaadinta-badmaaxiin-dalkeeda-u-dhashey\/","title":{"rendered":"Wasiiradda Arrimaha Debedda Dalka Hindiya oo ka hadashey Badbaadinta Badmaaxiin dalkeeda u dhashey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/wasiiradda-arrimaha-debedda-dalka-hindiya-oo-ka-hadashey-badbaadinta-badmaaxiin-dalkeeda-u-dhashey\/hindiya\/\" rel=\"attachment wp-att-35789\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35789\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hindiya.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"379\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hindiya.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hindiya-300x172.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Wasiirka Arrimaha Dibedda dalka India Sushma Swaraj, ayaa sheegtay inay ku faraxsan yihiin Hawlgalkii lagu soo badbaadiyey 10-kii Badmaaxe ee la socotay Doonidii Ganaacsiga ee lagu haystay Xeebta Degmadda Hobyo ee Gobalka Mudug.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan u mahadcelineynaa dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Maamulka Galmudug \u00a0iyo shacabka Soomaaliyeed kuwaas oo iska kaashaday sidii deysmada badmaaxiyiinta\u201d, sidaasi ayeey kusoo qortay Barteeda Twitter-ka.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/Apr\/20174136362766210140916112017412636276125161222548SushmaSwaraj.gif\" alt=\"\" \/><br \/>\nKoox burcad-Baddeed Soomaali ah ayaa 31-kii bishii March werarray Doon Al Kausar la yiraahdo iyo 10 kama ah shaqaalihii saarnaa.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Kabtanka Doonida la sii daayey ayaa sheegay inaysan Burcad-baddeeda kula dhaqmin wax Tacadi ah muddadii ay u afduubnaayeen.<\/p>\n<p>Kabtanka oo lagu magacaabo Saalim Osman oo isagoo gaari la saaran Duqa magaalladda Hobyo,. C\/llaahi Axmed Cali la hadlay Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda VOA-da ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay inay Ciiddanka Ammanka Galmudug soo wada badbaadiyeen Badmaaxiinta.<\/p>\n<p>Duqa magaalladda Hobyo ee gobolka Mudug ayaa shalay oo Arbaco aheyd \u00a0sheegay in ay soo furteen 8 Hindi ah oo la socday Doon ay afduubteen kooxaha burcad-baddeeda Soomaalidda.<\/p>\n<p>Doonta iyo shaqaalihii saarnaa ayaa lagu heystay dhinaca berriga degmadda Hobyo.<\/p>\n<p>Maamulka degmadda ayaa sheegay in ay xireen afar ka tirsan burcad-baddeedii \u00a0haysatay raggaasi.<\/p>\n<p>Waxaa la xaqiijiyay inaysan jirin wax khasaare ah oo ka dhashay weerarka, islamarkaana muwaadiniintii u dhalatay hindiya ay badqabaan dhamaantood.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Taliyaha Ciidamada Ilaalada xeebaha maamulka Galmudug Maxamed Yuusuf Xaashi, ayaa Maanta sheegay in koox burcad-baddeed ah oo ciidamadooda gacanta ugu jira in ay maxkamadeeyn doonaan dhawaan.<\/p>\n<p>Ciidamada Galmudug ayaa gacanta ku haya sida ay sheegeen 4 ka tirsan koox Burcad-Baddeed ah oo horey u Afduubtay Doon u rarneyd Ganacsato Soomaaliyeed oo ku sugan magaalladda Kismaayo.<\/p>\n<p>Burcad-Baddeeda ayaa hadda waxaa ay ku xiranyihiin xabsi ku yaalla Degmada Hobyo.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Taliyaha ayaa sheegay in Burcad-Baddeeda loo sii gudbin doono Maxkamadda Gobolka, si halkaasi loogu maxkamadeeyo.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/becco-51\/\" rel=\"attachment wp-att-35657\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35657\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/tabaarak-45\/\" rel=\"attachment wp-att-35658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/hormuud-logo-34\/\" rel=\"attachment wp-att-35656\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35656\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/salaam-bank-54\/\" rel=\"attachment wp-att-35659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibedda dalka India Sushma Swaraj, ayaa sheegtay inay ku faraxsan yihiin Hawlgalkii lagu soo badbaadiyey 10-kii Badmaaxe ee la socotay Doonidii Ganaacsiga ee lagu haystay Xeebta Degmadda Hobyo ee Gobalka Mudug. \u201cWaxaan u mahadcelineynaa dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Maamulka Galmudug \u00a0iyo shacabka Soomaaliyeed kuwaas oo iska kaashaday sidii deysmada badmaaxiyiinta\u201d, sidaasi ayeey kusoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35789,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35788","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35788","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35788"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35788\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35791,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35788\/revisions\/35791"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35789"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35788"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35788"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35788"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}