{"id":35784,"date":"2017-04-14T00:22:12","date_gmt":"2017-04-13T21:22:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35784"},"modified":"2017-04-14T00:22:40","modified_gmt":"2017-04-13T21:22:40","slug":"dawladda-soomaaliya-oo-ka-hadashey-urur-diimeed-dhawaan-looga-dhawaaqey-meelo-kamid-ah-salka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dawladda-soomaaliya-oo-ka-hadashey-urur-diimeed-dhawaan-looga-dhawaaqey-meelo-kamid-ah-salka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Dawladda Soomaaliya oo ka hadashey Urur Diimeed Dhawaan looga dhawaaqey meelo kamid ah Salka Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dawladda-soomaaliya-oo-ka-hadashey-urur-diimeed-dhawaan-looga-dhawaaqey-meelo-kamid-ah-salka-soomaaliya\/yariisaw-w-war\/\" rel=\"attachment wp-att-35785\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35785\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/yariisaw-w-war.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/yariisaw-w-war.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/yariisaw-w-war-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Wasiirka Warfaafinta Xukumadda Soomaaliya C\/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow, ayaa shacabka Soomaaliyeed ka dalbaday in ay kala shaqeeyaan sidii looga hortagi lahaa Urur Diimeed dhawaan qeybo ka mid ah Soomaaliya looga dhawaaqay.<\/p>\n<p>Qoraal boggiisa Facebook-gga uu soo dhigay ayuu wasiirka kaga hadlay, Baaq ay soo saareen Culumadda Soomaaliyeed oo ay kaga soo horjeedaan Koox Diimeedka cusub.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/Apr\/2017413636276524687277155Yariis.png\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p>Kooxda Al-Saadicuuna Bil Xaq ayaa dhawaan looga dhaaaqay qeybo ka mid ah dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay Koox Diimeedka Al-Saadicuuna Bil Xaq oo fadhigooda weyn uu yahay Wadanka Masar.<\/p>\n<p>Somaliland ayaa ka mid ah meelihii looga dhawaaqay koox Diimeedka, balse ciidamada Somaliland ayaa xabsiga dhigay qaar ka mida kooxda culumada ee ku dhawaaqday koox diimeed la baxday Saaddicuuna Bil Xaq.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/becco-51\/\" rel=\"attachment wp-att-35657\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35657\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/tabaarak-45\/\" rel=\"attachment wp-att-35658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/hormuud-logo-34\/\" rel=\"attachment wp-att-35656\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35656\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/salaam-bank-54\/\" rel=\"attachment wp-att-35659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Warfaafinta Xukumadda Soomaaliya C\/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow, ayaa shacabka Soomaaliyeed ka dalbaday in ay kala shaqeeyaan sidii looga hortagi lahaa Urur Diimeed dhawaan qeybo ka mid ah Soomaaliya looga dhawaaqay. Qoraal boggiisa Facebook-gga uu soo dhigay ayuu wasiirka kaga hadlay, Baaq ay soo saareen Culumadda Soomaaliyeed oo ay kaga soo horjeedaan Koox Diimeedka cusub. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35785,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35784","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35784","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35784"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35784\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35787,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35784\/revisions\/35787"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35785"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35784"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35784"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35784"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}