{"id":35773,"date":"2017-04-13T22:27:56","date_gmt":"2017-04-13T19:27:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35773"},"modified":"2017-04-13T22:28:21","modified_gmt":"2017-04-13T19:28:21","slug":"maamulka-galmudug-oo-sheegey-in-ay-maxkamad-soo-taagi-doonaan-burcadbadeed-dhawaan-laga-soo-furtey-badmareeno","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/maamulka-galmudug-oo-sheegey-in-ay-maxkamad-soo-taagi-doonaan-burcadbadeed-dhawaan-laga-soo-furtey-badmareeno\/","title":{"rendered":"Maamulka Galmudug oo sheegey in ay Maxkamad soo taagi doonaan Burcadbadeed dhawaan laga soo furtey Badmareeno."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/koox-burcadbadeed-soomaali-ah-oo-afduubtey-dooni-ganacsato-u-raran\/burcad-dooni-afduub\/\" rel=\"attachment wp-att-35652\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35652\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/burcad-dooni-afduub.jpg\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"400\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/burcad-dooni-afduub.jpg 600w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/burcad-dooni-afduub-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/a>Taliyaha Ciidamada Ilaalada xeebaha maamulka Galmudug Maxamed Yuusuf Xaashi, ayaa sheegay in koox burcad-baddeed ah oo ciidamadooda gacanta ugu jira in ay maxkamadeeyn doonaan dhawaan.<\/p>\n<p>Ciidamada Galmudug ayaa gacanta ku haya sida ay sheegeen 4 ka tirsan koox Burcad-Baddeed ah oo horey u Afduubtay Doon u rarneyd Ganacsato Soomaaliyeed oo ku sugan magaalladda Kismaayo.<\/p>\n<p>Burcad-Baddeeda ayaa hadda waxaa ay ku xiranyihiin xabsi ku yaalla Degmada Hibyo.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Taliyaha ayaa sheegay in Burcad-Baddeeda loo sii gudbin doono Maxkamadda Gobolka, si halkaasi loogu maxkamadeeyo.<\/p>\n<p>Duqa magaalladda Hobyo ee gobolka Mudug ayaa shalay oo Arbaco aheyd sheegay in ay soo furteen 8 Hindi ah oo la socday Doon ay afduubteen kooxaha burcad-baddeeda Soomaalidda.<\/p>\n<p>Doonta iyo shaqaalihii saarnaa ayaa lagu heystay dhinaca berriga degmadda Hobyo.<\/p>\n<p>Maamulka degmadda ayaa sheegay in ay xireen afar ka tirsan burcad-baddeedii \u00a0haysatay raggaasi.<\/p>\n<p>Waxaa la xaqiijiyay inaysan jirin wax khasaare ah oo ka dhashay weerarka, islamarkaana muwaadiniintii u dhalatay hindiya ay badqabaan dhamaantood.<\/p>\n<p>Doontan ayaa waxa ay burcad-baddeeda ka afduubteen xeebaha Soomaaliya kowdii bishan April.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/becco-51\/\" rel=\"attachment wp-att-35657\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35657\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/tabaarak-45\/\" rel=\"attachment wp-att-35658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/hormuud-logo-34\/\" rel=\"attachment wp-att-35656\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35656\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/salaam-bank-54\/\" rel=\"attachment wp-att-35659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidamada Ilaalada xeebaha maamulka Galmudug Maxamed Yuusuf Xaashi, ayaa sheegay in koox burcad-baddeed ah oo ciidamadooda gacanta ugu jira in ay maxkamadeeyn doonaan dhawaan. Ciidamada Galmudug ayaa gacanta ku haya sida ay sheegeen 4 ka tirsan koox Burcad-Baddeed ah oo horey u Afduubtay Doon u rarneyd Ganacsato Soomaaliyeed oo ku sugan magaalladda Kismaayo. Burcad-Baddeeda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35652,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35773","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35773","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35773"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35773\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35775,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35773\/revisions\/35775"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35652"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35773"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35773"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35773"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}