{"id":35762,"date":"2017-04-12T22:11:38","date_gmt":"2017-04-12T19:11:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35762"},"modified":"2017-04-12T22:12:52","modified_gmt":"2017-04-12T19:12:52","slug":"dabaaldegga-sanadguurada-57aad-ee-xogga-oo-jubaland-ka-dhacdey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dabaaldegga-sanadguurada-57aad-ee-xogga-oo-jubaland-ka-dhacdey\/","title":{"rendered":"Dabaaldegga Sanadguurada 57&#8217;aad ee Xogga oo Jubaland ka dhacdey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dabaaldegga-sanadguurada-57aad-ee-xogga-oo-jubaland-ka-dhacdey\/ciidanka-xoogga-d-s-2\/\" rel=\"attachment wp-att-35763\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35763\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/ciidanka-xoogga-d-s-1.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/ciidanka-xoogga-d-s-1.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/ciidanka-xoogga-d-s-1-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Xarunta Jaamacadda Kismaayo oo saldhig u ah ciidamada xoogga dalka qeybtooda magaalada Kismaayo ayaa waxaa saaka lagu qabtay munaasibad loogu dabaaldegayay 57-sano guuradii kasoo wareegtay aasaaskii ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Ciidamo ka tirsan kuwa Qaranka, mudo dheerna uu tababar uga socday Xarunta Jaamacadda Kismaayo ayaa goobta kusoo bandhigay xirfado dhanka Militariga ah oo ay barteen, ayadoo sida ay sheegeen saraakiisha, ciidamadani ay qeyb ka noqon doonaan howlgallo ka dhan ah Al-shabaab oo ka bilaaban doona Jubooyinka.<\/p>\n<p>Madasha ayaa waxaa hadallo isugu jiray hambalyo iyo dhiirigelin ku socota ciidamada ka jeediyay madaxdii kala duwanayd ee ka qeybgashay Munaasibadda.<\/p>\n<p>Madaxweeyne kuxigeenka 2-aad ee Jubaland C\/qaadir Xaaji Max&#8217;uud (Lugadheere), Gudoomiyaha baarlamanka Jubaland Cabdi Max&#8217;ed C\/raxmaan Wasiirro ka tirsan Jubaland iyo saraakiil ciidan ayaa ka qeybgalay munasibadda.<\/p>\n<p>Gen. Ismaaciil Saxardiid oo ah taliyaha qeybta 43-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa goobta ka sheegay in ciidamadani ay qaateen tababarro ku filan, hadana ay u dhameystiranyihiin dhammaan agabkii ciidan, isagoo ka codsaday madaxda dowladda in ay ilgaar ah ku eegaan ciidanka, kana warqabaan baahiyahooda gaarka ah.<\/p>\n<p>Halkan ka daawo Munaasibadda xuska 57-guurada ciidanka xoogga dalka ee lagu qabtay Kismaayo.<\/p>\n<p>https:\/\/youtu.be\/g9sf9NftV3s<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/becco-51\/\" rel=\"attachment wp-att-35657\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35657\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/tabaarak-45\/\" rel=\"attachment wp-att-35658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/hormuud-logo-34\/\" rel=\"attachment wp-att-35656\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35656\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/salaam-bank-54\/\" rel=\"attachment wp-att-35659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarunta Jaamacadda Kismaayo oo saldhig u ah ciidamada xoogga dalka qeybtooda magaalada Kismaayo ayaa waxaa saaka lagu qabtay munaasibad loogu dabaaldegayay 57-sano guuradii kasoo wareegtay aasaaskii ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Ciidamo ka tirsan kuwa Qaranka, mudo dheerna uu tababar uga socday Xarunta Jaamacadda Kismaayo ayaa goobta kusoo bandhigay xirfado dhanka Militariga ah oo ay barteen, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35763,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35762","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35762","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35762"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35762\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35765,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35762\/revisions\/35765"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35763"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35762"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35762"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35762"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}