{"id":35758,"date":"2017-04-12T21:57:01","date_gmt":"2017-04-12T18:57:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35758"},"modified":"2017-04-12T21:58:20","modified_gmt":"2017-04-12T18:58:20","slug":"dalka-kenya-nin-lagu-eedeeyey-in-uu-ka-tirsanyahey-ururka-daacish-oo-eheladiisu-beniyeen-warkaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-kenya-nin-lagu-eedeeyey-in-uu-ka-tirsanyahey-ururka-daacish-oo-eheladiisu-beniyeen-warkaas\/","title":{"rendered":"Dalka Kenya Nin lagu eedeeyey in uu ka tirsanyahey Ururka Daacish oo Eheladiisu beniyeen warkaas."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-kenya-nin-lagu-eedeeyey-in-uu-ka-tirsanyahey-ururka-daacish-oo-eheladiisu-beniyeen-warkaas\/kenya-xarig-daacish-2\/\" rel=\"attachment wp-att-35759\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35759\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/kenya-xarig-daacish.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"495\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/kenya-xarig-daacish.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/kenya-xarig-daacish-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Ehelada nin dhawaan ciidamada Kenya ay ku xireen gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa beeniyay in eedeymo loo soo jeediyay oo ahaa nin uu ka tirsan yahay kooxda Daacish iyo kooxaha wax tahriibiya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Nabadoon Axmed Xusseen oo ka mid ah ehlada eedeysanaha xiran ayaa warbaahinta u sheegay in waxba kama jiraan yihiin wararka sheegaya in Cali Xusseen Cali ka tirsan yahay kooxda Daacish.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Arintaa annaga waxaa ka aragnay warbaahinta, gaar ahaan kuwa ka soo baxa dalka Kenya, waa been abuur, xaqiiqdana waxaa ay tahay in Cali Xusseen Cali uu ahaa ganacsade siweyn looga yaqaanay gobolka Waqooyi Bari, waxaana arintaa ka danbeeyay dad kale oo doonaya in ay hantidiisa boobaan\u2019\u2019ayuu yiri nabadoonka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ehelada ayaa ka codsaday mas\u2019uuliyiinta sar sare ee dowladda Soomaaliya in ay soo faragaliyaan arintan, madaama ganacsadahan xiran uusan laheyn sida ay hadalka u dhigeen wax danbi ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada Kenya ayaa dhawaan gobolka Waqooyi Bari Kenya ku xiray ganacsade lagu magacaabo Cali Xusseen oo ay ku sheegeen in uu xiriir la leeyahay kooxda Daacish.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/becco-51\/\" rel=\"attachment wp-att-35657\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35657\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/tabaarak-45\/\" rel=\"attachment wp-att-35658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/hormuud-logo-34\/\" rel=\"attachment wp-att-35656\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35656\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/salaam-bank-54\/\" rel=\"attachment wp-att-35659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ehelada nin dhawaan ciidamada Kenya ay ku xireen gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa beeniyay in eedeymo loo soo jeediyay oo ahaa nin uu ka tirsan yahay kooxda Daacish iyo kooxaha wax tahriibiya. Nabadoon Axmed Xusseen oo ka mid ah ehlada eedeysanaha xiran ayaa warbaahinta u sheegay in waxba kama jiraan yihiin wararka sheegaya in Cali [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35759,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35758","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35758","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35758"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35758\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35761,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35758\/revisions\/35761"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35759"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35758"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35758"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35758"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}