{"id":35749,"date":"2017-04-12T21:23:51","date_gmt":"2017-04-12T18:23:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35749"},"modified":"2017-04-12T21:27:44","modified_gmt":"2017-04-12T18:27:44","slug":"muqdisho-oo-ay-ka-furmayaan-wadahadalo-u-dhaxeeya-galmudug-iyo-ahlusunna","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/muqdisho-oo-ay-ka-furmayaan-wadahadalo-u-dhaxeeya-galmudug-iyo-ahlusunna\/","title":{"rendered":"Muqdisho oo ay ka furmayaan wadahadalo u dhaxeeya Galmudug iyo Ahlusunna."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/muqdisho-oo-ay-ka-furmayaan-wadahadalo-u-dhaxeeya-galmudug-iyo-ahlusunna\/wadahadalo-galmudug-iyo-ahlusuna\/\" rel=\"attachment wp-att-35750\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35750\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/WADAHADALO-GALMUDUG-IYO-AHLUSUNA.jpg\" alt=\"\" width=\"540\" height=\"170\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/WADAHADALO-GALMUDUG-IYO-AHLUSUNA.jpg 540w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/WADAHADALO-GALMUDUG-IYO-AHLUSUNA-300x94.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 540px) 100vw, 540px\" \/><\/a>Mas\\uuliyiinta maamulka Galmudug iyo Ahlusuna Wal-jameeca ayaa ayaa lagu wadaa in maanta oo Arbaco wada hadal uga furmo magaalada caasimada ee ah Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wada hadalkan oo ay garwadeen ka tahay dowladda Federaalka ayaa lagu dhex dhexaadinayaa khilaafka labada dhianc u dhaxeeya, isla markaana ku dhistaan maamul mideysan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca maamulka Galmudug waxaa wada hadalada ku matalaya Madaxweyne kuxigeenka Maxamed Xaashi Carabey, halka dhanka Ahlusuna uu hoggaaminayo Madaxweynaha Ahlusuna Sheekh Maxamed Shaakir.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Federaalka iyo Maamulka Galmudug ayaa dhowaan ku gaaray Cadaado heshiis ku saabsanaa in dib loo dhigo doorashada Madaxweynaha, lana qabto 30-ka bishan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ahlusuna ayaa horay uga soo horjeeday Maamulka Galmudug, iyadoo xustay in dowladdii Federaalka ee uu hoggaaminayay Madaxweynihii hore Xasan Sheekh ay waxyaabo badan uga hiilisay maamulka Galmudug, isla markaana xuquuqo ay lahaayeen aysan siin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kaddib is casilaadii madaxweynaha Galmudug C\/kariin Guuleed ayaa waxaa soo baxday fursad lagu mideyn karo labada maamul.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/becco-51\/\" rel=\"attachment wp-att-35657\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35657\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/tabaarak-45\/\" rel=\"attachment wp-att-35658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/hormuud-logo-34\/\" rel=\"attachment wp-att-35656\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35656\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/salaam-bank-54\/\" rel=\"attachment wp-att-35659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mas\\uuliyiinta maamulka Galmudug iyo Ahlusuna Wal-jameeca ayaa ayaa lagu wadaa in maanta oo Arbaco wada hadal uga furmo magaalada caasimada ee ah Muqdisho. Wada hadalkan oo ay garwadeen ka tahay dowladda Federaalka ayaa lagu dhex dhexaadinayaa khilaafka labada dhianc u dhaxeeya, isla markaana ku dhistaan maamul mideysan. Dhinaca maamulka Galmudug waxaa wada hadalada ku matalaya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35750,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35749","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35749","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35749"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35749\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35752,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35749\/revisions\/35752"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35750"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35749"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35749"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35749"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}