{"id":35735,"date":"2017-04-12T19:54:05","date_gmt":"2017-04-12T16:54:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35735"},"modified":"2017-04-12T19:54:44","modified_gmt":"2017-04-12T16:54:44","slug":"12ka-april-maalinta-ciidanka-xoogga-dalka-oo-hambalyo-ku-aadan-loo-direy-ciiamada-xogga-dalka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/12ka-april-maalinta-ciidanka-xoogga-dalka-oo-hambalyo-ku-aadan-loo-direy-ciiamada-xogga-dalka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"12ka april Maalinta Ciidanka Xoogga Dalka oo Hambalyo ku aadan loo direy Ciiamada Xogga Dalka Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/12ka-april-maalinta-ciidanka-xoogga-dalka-oo-hambalyo-ku-aadan-loo-direy-ciiamada-xogga-dalka-soomaaliya\/ciidanka-xoogga-d-s\/\" rel=\"attachment wp-att-35737\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35737\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/ciidanka-xoogga-d-s.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/ciidanka-xoogga-d-s.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/ciidanka-xoogga-d-s-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamed, ayaa hambalyo ku-aadan 57-guuradii ka soo wareegatay, markii la aas-aasay ciidamada xoogga dalka Soomaaliya u diray ciidamada Qalabka sida.<\/p>\n<p>12 April, ayaa loo dabaaldegaa munaasabada xuska ciidanka, waxaana xaflado lagu xusayo ciidanka lagu qabtaa magaallooyinka dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201c12 April oo ku began sanad-guuradii la aas-aasay ciidanka xooggan dalka Soomaaliya, munaasabadaasi awgeed waxaan hambalyo leeyahay ciidamada xooggan dalka Soomaaliya, waxaan sidoo kale leeyahay sanadkan sanadkii Allah hana gaarsiiyo\u201d, ayuu yiri wasiirka gaashaandhigga.<\/p>\n<p>Dhinaca kale waxaa uu sheegay in munaasabada sanadkan ay kusoo aaday iyadoo dowladdu ay dib-u-habeyn ku sameeynayso ciidamada xoogga.<\/p>\n<p>Ciidamada dalka Soomaaliyeed ayaa maanta u dabaal degaya \u00a057- Sano-guuradii kasoo wareegtay aas-aaskooda.<\/p>\n<p>Maanta waxaa xiran inta badan wadooyinka dhex-mara magaalladda Muqdishu, waxaana la filayaa munaasabad ka dhici doonta caasimada in ay ka qeyb-gali doonaan madaxda ugu sareeysa ee dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Munaasabada xuska aas-aaska ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, ayaa dhowr iyo labaatankii sano ee lasoo dhaafay ku soo aadeysay iyadoo ciidanka aysan aheyn kuwo qalabkooda iyo tababaradooda aysan u dhameystirneen, dalkana ay joogaan 20,000 oo askari oo ka socda dalalka deriska kuwaasoo la dagaalamaya Xarakadda Al Shabaab.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/becco-51\/\" rel=\"attachment wp-att-35657\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35657\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/tabaarak-45\/\" rel=\"attachment wp-att-35658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/hormuud-logo-34\/\" rel=\"attachment wp-att-35656\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35656\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/salaam-bank-54\/\" rel=\"attachment wp-att-35659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamed, ayaa hambalyo ku-aadan 57-guuradii ka soo wareegatay, markii la aas-aasay ciidamada xoogga dalka Soomaaliya u diray ciidamada Qalabka sida. 12 April, ayaa loo dabaaldegaa munaasabada xuska ciidanka, waxaana xaflado lagu xusayo ciidanka lagu qabtaa magaallooyinka dalka Soomaaliya. \u201c12 April oo ku began sanad-guuradii la aas-aasay ciidanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35737,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35735","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35735","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35735"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35735\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35739,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35735\/revisions\/35739"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35737"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35735"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35735"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35735"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}