{"id":3571,"date":"2011-10-14T09:08:47","date_gmt":"2011-10-14T09:08:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3571"},"modified":"2011-10-14T09:08:47","modified_gmt":"2011-10-14T09:08:47","slug":"qarax-xoogan-oo-manta-ka-dhacay-agagaarka-isbitaalka-dikfeer-ee-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/10\/qarax-xoogan-oo-manta-ka-dhacay-agagaarka-isbitaalka-dikfeer-ee-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Qarax Xoogan Oo Manta Ka Dhacay Agagaarka Isbitaalka Dikfeer Ee Magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/qarax-miino1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3576\" title=\"qarax-miino\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/qarax-miino1-300x238.jpg\" alt=\"\" width=\"346\" height=\"266\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/radiomuqdisho.net\/war-deg-deg-ahqarax-goor-dhow-ka-dhacay-agagaarka-isbitaalka-dikfeer\/war-deg-deg-ah1-150x15011421-27\/\"><\/a><\/p>\n<p>Qaraxaani aya noociisa waxa Uu Ahaa Miinada Nooca Dhulka Lagu Aaso oo ka dhacay agagaarka Isbitaalka Dikfeer ee magaalada Muqdisho Waxana lagu soo waramayaa in uu ka dhashay Qasaaro Isug u Jiro Dhaawac Iyo dhimasho kuwaasi oo soo gaaray dad goobta ka agdhawaaa.<\/p>\n<p>Miinadaani maanta ka qaraxday Agagaarka Isbitaalka digfeer ee magaalada muqdisho ayaa la sheegay in lagu soo xiray gaari nuuca raaxadaha oo ku sugnaa Agagaarka Istaalka Dikfeer ee degamada Hodan.<\/p>\n<p>Shabakada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Ayaa Dad goob jooggayaal ah U xaqiijiyay in qaariga uu kaligiis qarxay qasaaraha dhashayna uu aad u yar yahay<\/p>\n<p>Balse Meesha uu Qaraxa miinada ka dhacay ayaa haatan waxaa baarintaanno ka wadaan ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya iyadoona Lagu soo waramayo in a dad soo qab qabten Qaraxaasi ka dhacay Agagaarka Isbitaalka Digfeer Ee magaalada muqdisho.<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) Qaraxaani aya noociisa waxa Uu Ahaa Miinada Nooca Dhulka Lagu Aaso oo ka dhacay agagaarka Isbitaalka Dikfeer ee magaalada Muqdisho Waxana lagu soo waramayaa in uu ka dhashay Qasaaro Isug u Jiro Dhaawac Iyo dhimasho kuwaasi oo soo gaaray dad goobta ka agdhawaaa. Miinadaani maanta ka qaraxday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3571","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3571","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3571"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3571\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3578,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3571\/revisions\/3578"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3571"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3571"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3571"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}