{"id":35707,"date":"2017-04-11T21:07:33","date_gmt":"2017-04-11T18:07:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35707"},"modified":"2017-04-11T21:09:21","modified_gmt":"2017-04-11T18:09:21","slug":"shan-iyo-toban-dagaal-yahananada-alshabaab-ka-tirsan-oo-kenya-sheegtey-in-ay-dishey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/shan-iyo-toban-dagaal-yahananada-alshabaab-ka-tirsan-oo-kenya-sheegtey-in-ay-dishey\/","title":{"rendered":"SHan iyo toban Dagaal yahananada Alshabaab ka tirsan oo Kenya sheegtey in ay dishey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/shan-iyo-toban-dagaal-yahananada-alshabaab-ka-tirsan-oo-kenya-sheegtey-in-ay-dishey\/kenya-alshabab-dil\/\" rel=\"attachment wp-att-35708\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35708\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/kenya-alshabab-dil.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/kenya-alshabab-dil.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/kenya-alshabab-dil-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Saraakiisha dowladda Kenya ayaa sheegay in howlgal ay ka sameeyeen deegaanka Ceel-waaq ee gobolka Gedo ku dileen 15 ka tirsan xoogagga Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Afhayeen u hadlay militariga dowladda Kenya oo lagu magacaabo Col. Joseph Owuoth ayaa sheegay in ciidamada Kenya ee ka tirsan howlgalka midowga Africa AMISOM ku dileen 15 ka tirsan dagaalyahannada Al-shabaab xero ay ku lahaayeen deegaanka Ceel-waaq, halka tiro intaa ka badanna ay ku dhaawaceen howlgalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Howlgal ay sameeyeen ciidamadeena waxaa ay ku guuleysteen in ay bur buriyaan xero Al-shabaab ay ku lahaayeen meel 100 km u jirta degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, \u2018\u2019 ayuu yiri afhayeenka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Col. Joseph ayaa intaa ku darray in sidoo kale howlgalka lagu bur buriyay gadiid iyo hub ay adeegsanayeen xoogagga Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay in tallabada ay qaadeen ciidamadooda tahay mid looga hortagayay weeraro gaadmo ah oo Al-shabaab ay damacsanaayeen in ay ku qaadaan saldhigyada militari ee ciidamada Kenya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Howlgalkan ayaa ka danbeeyay kadib markii saraakiisha Kenya ay shaaciyeen dilka sarkaal sare oo ka tirsanaa Al-shabaab oo lagu magacaabi jiray Baashe Nuur Xassan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada Kenya ayaa inta badan howlgalo joogta ka sameeya deegaannada Jubbooyinka iyo Gedo oo ay ku xoogan yihiin xarrakada Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/becco-51\/\" rel=\"attachment wp-att-35657\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35657\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/tabaarak-45\/\" rel=\"attachment wp-att-35658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/hormuud-logo-34\/\" rel=\"attachment wp-att-35656\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35656\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/salaam-bank-54\/\" rel=\"attachment wp-att-35659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saraakiisha dowladda Kenya ayaa sheegay in howlgal ay ka sameeyeen deegaanka Ceel-waaq ee gobolka Gedo ku dileen 15 ka tirsan xoogagga Al-shabaab. Afhayeen u hadlay militariga dowladda Kenya oo lagu magacaabo Col. Joseph Owuoth ayaa sheegay in ciidamada Kenya ee ka tirsan howlgalka midowga Africa AMISOM ku dileen 15 ka tirsan dagaalyahannada Al-shabaab xero ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35708,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35707","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35707","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35707"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35707\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35710,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35707\/revisions\/35710"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35708"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35707"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35707"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35707"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}