{"id":35703,"date":"2017-04-11T20:52:38","date_gmt":"2017-04-11T17:52:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=35703"},"modified":"2017-04-11T20:54:12","modified_gmt":"2017-04-11T17:54:12","slug":"guddiga-abaaraha-jland-oo-ka-hadley-xaaladda-abaaraha-deegaanada-hoostaga-maamulkaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/guddiga-abaaraha-jland-oo-ka-hadley-xaaladda-abaaraha-deegaanada-hoostaga-maamulkaas\/","title":{"rendered":"Guddiga Abaaraha J\/land oo ka hadley xaaladda Abaaraha Deegaanada hoostaga maamulkaas."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/guddiga-abaaraha-jland-oo-ka-hadley-xaaladda-abaaraha-deegaanada-hoostaga-maamulkaas\/abaaraha-jubaland\/\" rel=\"attachment wp-att-35704\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35704\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/abaaraha-jubaland.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"357\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/abaaraha-jubaland.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/abaaraha-jubaland-300x162.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Degaanadda maamulka Jubbaland ayaa qeyb ka ah meelaha ay sida daran u saameysay abaaraha sanadkan ku dhuftay dhulka Soomaalidda.<\/p>\n<p>Wasiir ku-xigeenka \u00a0Arimaha Gudaha Maamulka Jubbaland, ayaa sheegay in xaaladda abaareed ee ka Jirta deegaanada Jubbaland in ay tahay mid saameyn lixaad leh ku reebtay Dadka iyo Duunyadda.<\/p>\n<p>Wasiir ku-xigeenka Wasaaradaasi ahna Guddoomiyaha Gudiga Gurmadka Abaaraha ee Jubbaland, dhinaca kale waxa uu sheegay in kulamo looga hadlay abaaraha in ay la qaateen Wasiirka Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta \u00a0Aafooyinka ee Dawladda Dhexe \u00a0iyo Qaar ka mid ah Hay\u2019adaha \u00a0Gargaarka ee Qaramad Midoobay.<\/p>\n<p>\u201cKullamadii aan la qaadanay dowladda dhexe iyo hay\u2019adda waxaa looga hadlay qaabka ugu haboon ee Dadkaasi lagu Caawin karo\u201d, ayuu yiri.<\/p>\n<p>Gobolada Jubbooyinka, ayaa ka mid ah deegaanada koonfurta ee sida daran ay u ragaadiyeen abaaraha.<\/p>\n<p>Maamulka Jubbland waxaa ay dhawaan sheegeen in ay gurmad u fidiyeen dad badan oo kasoo cararay deegaanada miigan gobolada, kuwaas oo hadda ku nool magaalladda Kismaayo.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/becco-51\/\" rel=\"attachment wp-att-35657\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35657\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/tabaarak-45\/\" rel=\"attachment wp-att-35658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/hormuud-logo-34\/\" rel=\"attachment wp-att-35656\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35656\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hogaanka-rugta-ganacsiga-soomaaliya-oo-ganacsatadu-kasoo-horjeesteen\/salaam-bank-54\/\" rel=\"attachment wp-att-35659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-35659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Degaanadda maamulka Jubbaland ayaa qeyb ka ah meelaha ay sida daran u saameysay abaaraha sanadkan ku dhuftay dhulka Soomaalidda. Wasiir ku-xigeenka \u00a0Arimaha Gudaha Maamulka Jubbaland, ayaa sheegay in xaaladda abaareed ee ka Jirta deegaanada Jubbaland in ay tahay mid saameyn lixaad leh ku reebtay Dadka iyo Duunyadda. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradaasi ahna Guddoomiyaha Gudiga Gurmadka Abaaraha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35704,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-35703","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35703","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35703"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35703\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35706,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35703\/revisions\/35706"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35704"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35703"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35703"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35703"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}